Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ifraax Axmed oo ku guuleysatay billadda xuquuqda haweenka Africa ee sanadka “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Ifraax Axmed oo ku guuleysatay billadda xuquuqda haweenka Africa ee sanadka “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ifraax Macalin Axmed oo ah gabar Soomaaliyeed oo u ololeysa Xaquuqda Haweenka ayaa abaalmarin caalami ah habeenkii xalay ahaa lagu gudoonsiiyay xaflad lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain.

Munaasabad lagu qabtay xalay London oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin fara badan oo ka kala socday dalal badan ayaa Ifraax Macalin Axmed waxaa lagu guddoonsiiyay abaal marin ku aadan billadda xuquuqda haweenka Africa ee sanadka, kaddib tartan ay la gashay qaar ka mid ah haweenka u doodda xaquuqda aadanaha ee Qaaradda Afrika.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Ifraax oo u ololeeysa joojinta gudniinka fircooniga iyo sare u qaadidda xuquuqda haweenka ayaa ku guuleystay billadda caalamiga ah ee bani’aadanimada, oo ay ku muteysatay u doodidda xuquuqda dumarka Soomaaliyeed.

Yuusuf Garabeey oo London ku sugan ayaa Radio Muqdisho uga warbixiyay sida ay xaflada u dhacday

Halkan ka dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/05/WAREYSI-YUUSUF-GARABEY-.mp3

Ifrah 1 Ifrah

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka badda Soomaaliya oo ka qeyb galay bandhig faneed lagu qabtay Ankara “SAWIRRO”

Next Post

Xulka Soomaaliya oo bar baro lagalay Xulka Rwanda, kana haray CAF U-23 Championship 2015

Next Post
Xulka Soomaaliya oo bar baro lagalay Xulka Rwanda, kana haray CAF U-23 Championship 2015

Xulka Soomaaliya oo bar baro lagalay Xulka Rwanda, kana haray CAF U-23 Championship 2015

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In