Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iiraan oo weerarkii Natanz ku eedeeysay Isra’iil

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Iiraan oo weerarkii Natanz ku eedeeysay Isra’iil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Iiraan ayaa si rasmi ah ugu eedeysay Israa’iil in ay fulisay weerarkii lagu qaaday xarunta Nukliyeerka Natanz, iyaga oo sheegay in ay arrinkas ka falcelindoonaan.

Telefishanka Qaranka Iiraan oo xiganaya Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed Jawaad Dariif, ayaa sheegay maanta intii uu socday shirkii Golaha Amniga, in Israa’iil, ay mas’uul ka tahay falkii lagula kacay xarunta Nukliyeerka ee Natanz.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

“Sahyuuniyada waxay rabaan inay carqaladeeyaan guulihii ay dadka reer Iiraan,  ka gaareen qaadista cunaqabateyntii xaqdarada aheed” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibada Iiraan.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iiraan ayaa sheegtay in wixii ka dhacay Natanz ay ahaayeen fal argagixiso, mas’uuliyadeedana ay qaadan doonaan madaxda Yahuuda.

Maxamed Jawaad Dariif,  ayaa intaa ku daray in falkan Iiraan, ay kaga jawaabi doonto waqtiga iyo goobta ugu haboon, iyada oo la aaminsanyahay in dhacdadan looga gol lahaa carqaladeeynta geedi socodka wadahadalada Vienna, ee lagu doonayo in lagu soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka ee lagaaray sanadkii 2015, kaa oo u dhaxeeyay Iiraan iyo quwadaha waaweyn ee dunida.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo xilka ka qaaday Taliska Booliska Gobalka Banaadir(Saadaq John).

Next Post

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir oo ka hadlay xaalada Magaalada Muqdisho.

Next Post
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir oo ka hadlay xaalada Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir oo ka hadlay xaalada Magaalada Muqdisho.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In