Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ilhaan Cumar oo kamid noqotay Aqalka hoose ee Congresska Mareykanka

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ilhaan Cumar oo kamid noqotay Aqalka hoose ee Congresska Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Ololihii loogu jiray in Ilhan Cumar,mar un ay kamid noqoto golaha aqalka hoose ee Congresma Mareykanka ayaa soo afjarmay,waxaan guul taariikhi ah laga gaaray in Ilhaan ay hesho xubin-nimada congresska Mareykanka kadib doorashadii ka dhacay Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Doorashada ayaa sidoo kale waxaa kamid ahaa Maxamuud Nuur iyo Hodan Xasan oo iyagana ku guuleystay in ay kamid noqdaan Aqalka hoose ee baarlamanaka gobolka Minnesota.

Dhinaca kale, Keith Ellison oo horay u ahaa xubin ka tirsan Aqalka Hoose ee Congress-ka Maraykanka ayaa u dhow inuu ku guuleysto xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee gobolka Minnesota oo uu u tartamayey.

Waxaa loolan adag uu ka dhexeeya labada xisbig ee Mareykanka,waxaana Guud ahaan doorashada ay u muuqataa mid ay ku kala qeybsadeen ololaha,Xisbiga Dimoqraadigu wuxuu qaatay Aqalka Hoose, halka xisbiga kale ee Jamhuuriguna uu adkeystay Aqalka Senate-ka ee Dalkaasi Mareykanka.

Bulshooyinka muslimiinta iyo guud ahaan Soomaalida kunool dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota ayaa siweyn u soo dhaweeyay talaabada lagu doortay Ilhaan Cumar,iyadoo la hadal hayo in ay ka dhigantahay mid wax badan ka bedeli karta siyaasadda Madaxweyne Trump eek u wajahan dadka soo galootiga

Previous Post

Mareykanka:Xisbiga Democratiga oo ku guuleystay Aqalka Wakiilada

Next Post

TOOS U DAAWO:- Daah-Furka Istaraatijiyad Wacyi Galinta Qaranka oo Muqdisho ka socota

Next Post
TOOS U DAAWO:- Daah-Furka Istaraatijiyad Wacyi Galinta Qaranka oo Muqdisho ka socota

TOOS U DAAWO:- Daah-Furka Istaraatijiyad Wacyi Galinta Qaranka oo Muqdisho ka socota

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In