Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Imisa Ayeey Wada Ciyareen Klopp iyo Gardiola + Aguero Oo Maqnaan doona

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Imisa Ayeey Wada Ciyareen Klopp iyo Gardiola + Aguero Oo Maqnaan doona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Manchester City ayaa weyn doonto Sergio Aguero kulanka habeen danbe ay la ciyaari doonto kooxda Liverpool kaasi oo ka tirsan koobka kooxaha qarada yurub ee Champions league.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

“Sergio waa xidig wanaagsan lakiin dhaqtarka ayaa yiri maanta wali waxa jira dhawac yar sidaasi waxaa yiri macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola.

Liverpool lafteeda waxaa ay weyn doonta dhowr xidig oo difaaca ka ciyaara kuwaasi uu ka mid yahay Joel Matip oo u dhashay dalka Cameroon ahna difaac aad u adag waxaa kaloo ka maqnaan doona kulanka la wada sugaayo ee u dhaxeeya Liverpool Vs Manchester City Joe Gomez iyo Ragnar Klavan ayaa sidoo kale kooxda ka maqnaan doono.

Kooxda Liverpool ayaa ku guuleysatay koobka kooxaha qarada yurub ee Uefa Champions league shan jeer xiligii ugu danbeysay ayeey ahayd sanadkii 2005 kolkaasi oo ay kaga guuleysatay kooxda Ac Milan oo ka dhisan dalkaasi talyaaniga.

Pep Guardiola iyo Jurgen Klopp ayaa labadaba waxay kooxaha ka dhisan ingiriirska ay ugu soo biiren horyaalka dalka jarmalka waana laba macalin oo si fiican isku yaqaan walow Klopp uusan ku guuleysan koobka haatan ay u tartamayaan balse waxaa uu gaaray kama danbeysta koobka oo ay kaga guuleysatay kooxda Bayern Munich oo sidoo kale kala dhisan kooxdii uu xiligaasi leylinayay ee B.Dortmund.

Klopp waa macalinka kaliya ee koobka kasta ku garaacay Gardiola oo lagu tiriyo macalinka ugu wanaagsan dunida waxaana Klopp uu ka haystaa Gardiola Rikooro aysan ka haysaan macalimiin ka waa weyn Klopp.

            Klopp vs Guardiola inta jeer oo ay wada ciyareen

                    

Borussia Dortmund 4-2 Bayern Munich (German Super Cup, July 2013)

Borussia Dortmund 0-3 Bayern Munich (Bundesliga, November 2013)

Bayern Munich 0-3 Borussia Dortmund (Bundesliga, April 2014)

Borussia Dortmund 0-2 Bayern Munich (AET, German Cup final, May 2014)

Borussia Dortmund 2-0 Bayern Munich (Super Cup, August 2014)

Bayern Munich 2-1 Borussia Dortmund (Bundesliga, November 2014)

Borussia Dortmund 0-1 Bayern Munich (Bundesliga, April 2015)

Bayern Munich 1-1 Borussia Dortmund (Dortmund win 2-0 on pens, German Cup semi-final, April 2015)

Liverpool 1-0 Manchester City (Premier League, December 2016)

Manchester City 1-1 Liverpool (Premier League, March 2017)

Manchester City 5-0 Liverpool (Premier League, September 2017)

Liverpool 4-3 Manchester City (Premier League, January 2018)

Gardiola iyo Klopp waxay kala adkaaden Min shan jeer ayadoo klopp hadii loogu daro kulan rigorayaal uu ugu adkaaday ay noqon doonto lix jeer hadaba habeen danbe ayeey ku wada balansan yahiin kulankii ugu adkaa oo ay ebad ciyaaran.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda Garoowe

Next Post

Wasiirka Beeraha iyo waraabka XFS oo daah furay Mashruuc lagu horumarinayo wax soosaarka dalka

Next Post
Wasiirka Beeraha iyo waraabka XFS oo daah furay Mashruuc lagu horumarinayo wax soosaarka dalka

Wasiirka Beeraha iyo waraabka XFS oo daah furay Mashruuc lagu horumarinayo wax soosaarka dalka

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In