Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 10 suxufi oo maanta tabbabarka Muqdisho looga furey

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Dakhligii ay qabatay ku wareejisay Wasaaradda Maaliyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoor kororsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ah  wajigigiisi sedexaad ee loo qabto warbaahinada dowlada federaalka dowlad goboleedyada  koonfur galbeed iyo Jubaland kaas oo mudadad uu socdo lagu baran doono sidda loo mideyn karo wada shaqeynta warbaahinta iyo u adeegida bulshada, tabinta macluumaadka arrimaha doorashooyinka iyo ka shaqeynta wararka ammaanka wadanka la xariira.

Steve  Turner oo ah la-taliye sarre oo dhanka warbaahinta ah hadda ka mid ah macalimiinta casharadda ka bixiya  tababarka ayaa sheegtay in u jeedka uu yahay kor u qaadista xirfadaha warbaahineyd ee wariyeyaasha ka shaqeeya warbaahinta dowladda tan federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cabdiraxmaan Yuusuf Sheikh (Al-Cadaala) agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa sheegey iney muhiim tahay wadda shaqeynta warbaahinada dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada.

“Waxaan u aragtaa runtii wasaaradda warfaafinta ahaan tabbabarkan in uu yahay mid faa’ido weyn u leh warfaafinta wadanka, hadda waxaad ogtihiin in wada shaqeyn wanaagsan ka dhexeyso wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, waxaan yeelanaa shirar joogto ah insha’alah dhowaan kuwo kale ayaa jiri doono,” ayuu sheegay agaasimaha.

Agaasimaha guud, ayaa sidoo kale xusay in qorshaha uu yahay wada shaqeyn guud oo dhexmarta warbaahinta dowlad goboleedyada tan federaalka si kor loogu qaado fariinta saxda ah ee xambaarsan danaha qaranka isla markaana bulshada wacyigeliyo.

Aqoon kororsigan, ayaa waxaa ka qeybgalaya 12 suxufi oo ka kala socda warbaahinta dowlad goboleedyada; Koofur Galbeed, Jubaland iyo wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, waxaana horey loogu qabtay magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo.

Previous Post

Golaha deegaanka Minnesota oo soo saaray qaraar lagu dalbanayo joojinta colaadaha u dhexeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya

Next Post

U qaabilsanihii Daacish duubista Muuqaallada iyo Qaraxyada goballada Shabeelaha-Hoose iyo Benaadir oo Maanta Maxkamadda Ciidamada ka soo muuqday.

Next Post
U qaabilsanihii Daacish duubista Muuqaallada iyo Qaraxyada goballada Shabeelaha-Hoose iyo Benaadir oo Maanta Maxkamadda Ciidamada ka soo muuqday.

U qaabilsanihii Daacish duubista Muuqaallada iyo Qaraxyada goballada Shabeelaha-Hoose iyo Benaadir oo Maanta Maxkamadda Ciidamada ka soo muuqday.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In