Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 2 Milyan oo xaaji oo maanta bilaabaya acmaasha Xajka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
In ka badan 2 Milyan oo xaaji oo maanta bilaabaya acmaasha Xajka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada xujeyda sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka ayaa kor u dhaaftay 2 milyan oo xaaji iyadoo boqortooyada Sacuudiga ay dhameysay diyaar garowga arrintaas ku aadan.

Maanta oo Axad ah ayaa malaayiinta xaaji ay u bilaabanaysaa acmaasha xajka, wasaaradda arrimaha gudaha Sacuudiga afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo, Maj. Gen. Mansour Al-Turki ayaa sheegay in Talaadada ay tahay maalinta ciida isla markaana xujeyda ay istaagi doonaan banaanka Carafo.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Dowladda Sacuudiga ayaa sanadkan wax badan ka bedeshay qaabka loo gudanayo Xajka, iyadoo la dhameeyay qeybo cusub oo lagu kordhiyay Dhawaafka iyo Jamaraadka.

Wasiirka arrimaha gudaha Sacuudiga Mohammed Salih Bentin ayaa  sheegay in sanadkan soo kordhiyeen qalab electronic ah oo xaajiga loo xireyo kaas oo sheegaya macluumaadka xaajiga

“Waxaa sameysay in ka badan 18,000 buses, oo dhammaan isku wada xiriirsan .” ayuu yiri wasiirku.

In ka badan 30,000 oo shaqaale  caafimaad ayaa sanadkan wasaaradda caafimaadka ugu talagashay in ay caawiyaan martida alle.

Hye’adda bisha cas ee Sacuudiga ayaa dhankeeda sheegtay in 127 xarumood oo gargaarka deg dega ah hirgelisay isla markaana ay ka shaqeyn doonaan 361 Ambulances, 20 Mooto iyo 2,000 shaqaale oo ka howlgali doona magaalooyinka Maka iyo Madiina.

Sidoo kale, 22 Isbitaal ayaa laga dhisay magaalada Madiina iyo guud ahaan goobaha barakeysan iyo 650 howlwadeena caafimaad oo dheeraad ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Maanta Billaabay la xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasiirrada+Sawirro

Next Post

Ciidanka ammaanka oo qabtay rag Al-shabaab ka tirsan

Next Post
Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka wada degmooyinka Muqdisho qaarkood

Ciidanka ammaanka oo qabtay rag Al-shabaab ka tirsan

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In