Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 20 kiisas cusub oo la xiriira safmarka COVID 19 oo laga helay Uganda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
In ka badan 20 kiisas cusub oo la xiriira safmarka COVID 19 oo laga helay Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka caafimaadka Yuganda, ayaa sheegay in la diiwangaliyay 20 kiisas ah oo la xiriira cudurka COVID 19, waxaana tirada guud ay ka dhigayaan 724 kiisas ah.

Wasiirka ayaa sheegay in dadka laga helay xanuunka ay ka yimaadeen waddamada dariska iyo darawalo ka xeeya gaadidka xamuulka ee ka shaqeeya xuduudaha.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wasiirka waxaa kale uu sheegay in dhammaan bukaanada cusub la geeyay xarrun lagu karantiilo dadka qaba xanuunka oo ku taalla caasimadda.

Dalka Uganda, illaa hadda ma jirto qof u dhintay xanuunka COVID 19, waxaana ka bogsaday 351 qof.

Guud ahaan,caalamka oo dhan, waxaa la diiwangaliyay ku dhawaad 8 milyan oo kiisas ah oo ku saabsan safmarka COVID 19, waxaana u dhintay Ilaa hadda cudurka 435,kun oo qof, sida ay shaacisay Jaamacadda Johns Hopkins ee dalka Maraykanka

Tags: In ka badan 20 kiisas cusub oo la xiriira safmarka COVID 19 oo laga helay Uganda
Previous Post

Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In