Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 3.4 milyan oo qof ayaa Qaba Cudurka CoronaVirus Adduunka oo dhan

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
In ka badan 3.4 milyan oo qof ayaa Qaba Cudurka CoronaVirus Adduunka oo dhan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada dadka uu ku dhacay Coruna Virus ayaa kor u dhaaftay 3 milyan iyo 400 kun adduunka oo dhan, sida lagu sheegay mareegta Worldometer oo ku takhasustay la socodka dhibanayaasha fayraska Crona.

Sidoo kale jaamacadda Job Hongkzen iyo hayโ€™adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa iyaguna siyaabo kala duwan u sheegay maanta oo sabti ah in tirada dadka laga helay Crona oo caalamka oo dhan ku nool ay gaartay 3, 401,394.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Mareykanka ayaa kaalinta koowaad ka galay dalalka adduunka ugu badan marka laga hadlayo tirade dadka u jiifa cudurkan oo tiradoodu gaarayso 1,131,492.

Waxaa ku xiga oo kaalinta labaad ku jira dalka Spain iyadoo dadka Crona Virus la nool waddankaasi ay haatan gaarayaan 242,988.

Sidoo kale Talyaaniga ayaa galay kaalinta sadexaad iyadoo dadka cudurku ku dhacay dalkaasi ay noqdeen 207,428.

Sidoo kale Dawladda Britain ayaa iyaduna gashay kaalinta afaraad waxaana cudurks laga helay 177,454.

Dawladda Faransiiska ayaa ku jirta kaalinta shanaad ee tilmaamaysa in dad badan oo dalkaasi ku nool laga helay cudurka Crona, dadkaas oo tiro ahaan noqday 167,246.

Jarmalka ayaa galay kaalinta lixaad iyadoo tirade dadka la nool Crona Virus ee dalkaasi ku nool ay gaarayaan ย 167,77.ย  Sidoo kale Turkiga waxa uu isna ku jiraa kaalinta 7-aad iyadoo laga helay dad qaba cudurkan oo gaaraya 122,392.

Russia waxay gashay kaalinta sideedaad oo tilmaamaysa dadka cudurku ku dhacay oo tiro ahaan gaaraya 114,431.

Dawladda Iran oo kamid aha dalalka sida adag ula dagaalamay faafitaanka cudurka Crona Virus ayaa ku jirta kaalinta sagaalaad waxaana dadka cudurkan qaba ee dalkaasi ku nool ay gaaraayaan 95,90,646.

Dadka caaalamka oo dhan u dhintay cudurka halista ah ee Corona Virus ayaa lagu sheegay 239,615 ,ย  Sidoo kale waxaa cudurka ka bogsooday ama ka kacay 1.8 milyan 816 caalamka oo dhan.

Previous Post

Hogaamiyaha Mucaaradka Liibiya General Hafter oo Ku Dhawaaqay Xabbad Joojin

Next Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XfS oo dhiirrigaliyay howlwadeennada Caafimaadka ee Isbitaalka Martiini

Next Post
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XfS oo dhiirrigaliyay howlwadeennada Caafimaadka ee Isbitaalka Martiini

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XfS oo dhiirrigaliyay howlwadeennada Caafimaadka ee Isbitaalka Martiini

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In