Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In kabadan136 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Gobalka Shabeelaha Hoose 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
In kabadan136 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Gobalka Shabeelaha Hoose 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo ay ku jiraan horjoogayaal, ayaa lagu dilay tiro kale oo ku dhow Boqol kalana waa lagu dhaawacay Howlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen Dhul kayn ah oo u dhaxeeya tuulooyinka Tawakal iyo Garas Jeereed oo 12 KM galbeed ka jira Degmada Jannaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan Meel war biyood ah oo Khawaarijtu ugu yeeraan Warta Badar.

Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday goobtaan oo muuddo ay ku aruurinayeen maleeshiyaad badan oo ay ku doonayeen inay ku gaystaan weeraro ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026

Horjoogayaasha howlgalkaan lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah:

1. Horjoogaha howlgala Xeebta, Salmaan-dheere.

2. Horjoogaha u qaabilsan weerarada Janaale, Qoryooley, Bariire iyo Awdheegle, Macalin Salaxey.

3. Horjoogaha guud ee Jabhadaha Gobalka Shabeelaha Hoose, Macalin Xaashi.

Intii howlgalka uu socday waxaa la burburiyay Gaadiid dagaal iyo saanad hub ah oo ku jirtay goob u ahayd keydka hubka oo ku taala deegaanka uu howlgalka ka dhacay.

Aagaan War biyoodka leh ee howlgalka laga sameeyay, ayaa Khawaarijtu waxay ka samaysteen godod iyo teendhooyin ay isku qariyaan laakiin ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka, ayaa burburiyay dhammaan gabaadkii ay sameesteen.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada

Next Post

Wasiirka gaashaandhiga XFS oo dalka kusoo dhoweeyey dhigiisa dalka Jabuuti

Next Post
Wasiirka gaashaandhiga XFS oo dalka kusoo dhoweeyey dhigiisa dalka Jabuuti

Wasiirka gaashaandhiga XFS oo dalka kusoo dhoweeyey dhigiisa dalka Jabuuti

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

Defence Minister Fiqi Meets AUSSOM Chief

July 25, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today held a meeting with the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In