Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Yariisow oo Xariga ka jaray Xafiiska Adeegyada Dowladda Hoose ee Degmada Warta Nabada 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Yariisow oo Xariga ka jaray Xafiiska Adeegyada Dowladda Hoose ee Degmada Warta Nabada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan “Ing Yariisow” ayaa Xariga ka jaray Xafiiska Adeegyada Dowladda Hoose Degmadda Warta Nabada ee Gobolka Benaadir.

Waxaa ka qeyb galay Munaasabadda Mas”uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka iyo qaar ka mid ah Shacabka Degmada Warta Nabada.

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabada Seynab Maxamuud Warsame ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan yihiin dadka degan degmada in Xafiiskan Xariga laga jaro.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Waxaa uu sheegay in Muhiimada Maamulku Siinayo sidii loo sameyn lahaa Xarumaha Muhiimka ah Bulshada.

“Waxaa aad muhiim markasta noogu ah  in la sameeyo xarumaha aad ay Bulshadu ugu baahan yihiin waxaana kamida Xafiiiskan maanta ka shaqo bilaabay Xarunta Degmada Warta Nabada, Runtii waxaa mudo laga soo shaqeynayey sidii Xafiiskan loo hirgalin lahaa”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Ing: Yariisow).

Xafiiska Adeegyada Dowlada Hoose ayaa waxaa uu Maamulka kasoo hirgeliyey afar degmo oo Gobolka Banaadir  ah,waxaana ugu danbeeyey degmada Warta Nabada ee Magaalada Muqdisho.

By: Ali Axmed Sheikh

Previous Post

Ambassador Madeira” Ciidamadeenu kama daalayaan iney ka taqalusaan Maleeshiyada Al-shabaab

Next Post

Al-shabaab oo horjoogayaal looga dilay Galgaduud

Next Post
Al-shabaab oo horjoogayaal looga dilay Galgaduud

Al-shabaab oo horjoogayaal looga dilay Galgaduud

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In