Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Injineerkii Barnaamijka Nukliyeerka Pakistan oo Geeriyooday

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Injineerkii Barnaamijka Nukliyeerka Pakistan oo Geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Telefishinka Pakistan ayaaย  Saacadahii hore ee saakay ku dhawaaqay geerida saynisyahankii Nukliyeerka Abdul Qader Khan, oo lagu tilmaamay inuu ahaa ninkii dhisay barnaamijka nukliyeerka Pakistan.

Mr Khan oo gudaha dalkiisa looga yaqaanno Aabahii Nukliyeerka Pakistan ayaa ku geeriyooday daโ€™da 85 sano jir.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Injineer Abdul Qader Khan, ayaa markii ugu horeeysay la dhigay isbitaal milatari ka dib markii uu ku dhacay Fayraska Corona,ย  maalmo kadibna waxaa loo wareejiyay Gurigiisa markii dhaqatiirta ay shegeen in xaaladiisa caafimaad ay soo hagaagtay.

Xaaladiisa ayaa si lama filaan ah isu badashay xalay,ย  waqtigaas oo loola cararay Isbitaal, wax yar kadibna waxaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday mid kamid ahย  isbitaalada ku yaalla Islamabad.

Markii Hindiya ay bilowday dhismaha Barnaamijkeedaย  Nukliyeerka Sannadkii 1974-kii, ayuu Ra’iisul wasaarahii Pakistan Zulfikar Ali Bhutto,ย  u yeeray Cabdul Qader Khan, sannadkii 1975 -kii , isaga oo xiligaas ka yimid dalka Netherland, waxuuna u xilsaaray dhismaha Barnaamijka Nukliyeerka Pakistan.

Sannadkii 1976-kii, ayuuย  bilaabay Mr Khan inuu horumariyo Barnaamijka Nukliyeerka dalkiisa, isagoo ku guleeystay inuu dhiso dhowr Shaybaar si uu u horumariyo Barnaamijka Nukliyeerka.

Intii u dhaxaysay 18 -kii ilaa 21 -kii September, sanadkii 1986 -kii, ayuu Mr Khan markii ugu horraysay ku guleeystay dhismaha Nukliyeerka Pakistan, sida uu qoray wargeyska Washington Post.

Injineer Abdul Qader Khan, waxuuย  Barnaamijka Nukliyeerka Pakistan, ku dhammaystiray 6 sano, halka labaatan sano ay ku qaadato waddamada reer Galbeedka soo saarista Nukliyrrtka.

Previous Post

Raโ€™iisul wasaarihii dalka Austria oo is casilay

Next Post

Wafdi ka socdo Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Magaalada Baladweyne.

Next Post
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne oo baaq u diray hay’addaha iyo ganacsatada.

Wafdi ka socdo Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Magaalada Baladweyne.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In