Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Inka badan 1,800 maxbuus oo ka baxsaday xabsi ku yaala Nigeria

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Inka badan 1,800 maxbuus oo ka baxsaday xabsi ku yaala Nigeria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxabiis farabadan ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal gobolka Imo oo kuyaala  koonfur bari Nigeria, ka dib weerar ay ku qaadeen dabley hubaysan sida ay sheegeen maamulka xabsiga.

Afhayeen u hadlay Ciidamada Asluubta Nigeria, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in xabsiga Owerri ay weerareen niman hubaysan oo aan haybtooda la aqoon kuwaas oo si qasab ah ku sii daayay 1,844 maxaabiis ah.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay inay arkeen Rag tiro badan oo hubaysan oo saaran gawaarida xamuulka, kuwaas oo weeraray ilaalada xabsiga ka hor inta aysan qarxin albaabka weeyn ee Jeelka.

Warbaahinta qaar ayaa sheegay in Ragga weerarka ku soo qaaday Xabsiga ay adeegsadeen walxa qarxa oo macmal ah si ay u qalqal galiyaan ilaalada xabsiga magaalada Owerri ee koonfur bari Nigeria.

Dhawr jeer ayay weeraro ka dhaceen koonfur bari dalkaas Nigeria tan iyo bishii Janaayo ee la soo dhaafay, waxana la sheegay in Saanad militari halkaas laga qaatay, inkastoo anay jirin koox sheegatay masuuliyada weeraradaas.

Madaxweynaha Nigeria Muxammadu Buhari ayaa cambaareeyay weerarkan, isaga oo ku sifeeyay kuwa fuliyay weerarkan Argagixiso, inkastoo falkan lagu eedeeyay  kooxda gooni u goosadka ah oo dhawaan ku baaqday madaxbannaanida gobolka Biafra.

Previous Post

Wadahadalo ku saabsan Nukliyeerka Iiraan oo maanta ka furmay Vienna

Next Post

Wasiirka Gargaarka XFS iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo kawadahadlay xaalada Bini,Aadanimo ee Dalka+Sawirro

Next Post
Wasiirka Gargaarka XFS iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo kawadahadlay xaalada Bini,Aadanimo ee Dalka+Sawirro

Wasiirka Gargaarka XFS iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo kawadahadlay xaalada Bini,Aadanimo ee Dalka+Sawirro

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In