Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ireland oo xukun ku riday Muwaadin Soomaali ah

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ireland oo xukun ku riday Muwaadin Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ninkan Eedeysanahaah oo lagu magacaabo Farxaan Cabdirisaaq, oo 40-jir ah ayaa sida la Maxkamadda Dembiyadda ee magaalladda Dublin ee caasimadda Ireland, ka hor qirtay in uu tahriibinayay Muhaajir u dhashay Soomaaliya, kaasi oo uu si sharci-darro ah ku gelin lahaa dalkaasi.

Qareenka u doodayay eedeysanahan ayaa Maxkamadda ka hor sheegay in Farxaan Cabdirisaaq, ujeedkiisa uu ahaa sidii uu walaalkiis ku soo gelin lahaa Ireland, iyada oo loo marayo waddo sharci ah.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Bishii November 1-dii ee sanadkii hore ayaa waxay Saraakiisha Xafiiska Socdaalka ee Dublin Airport, ku qabteen  Nin ku saafrayay Dukumentiyo Macmal ah, kaasi oo sheegy inuu la safrayay Farxaan, balse marna ma sheegin inay ehel yahiin.

Dhanka kale Farxaan, ayaa Maxkamadda u sheegay in wiilkan uu ka yimid Soomaaliya, uuna Giriiga ka soo galay dhanka Turkiga, kaalintiisana ay aheed in uu taageero.

Farxaan Cabdirisaaq, oo haysta dhalashada Sweden, ayaa beeniyay in uu yahay Mukhalas dadka tahriiba oo lacago ka qaata, balse uu ninkaasi u cawinayay walaalnimo iyo xaallad adag oo haysatay.

Garsooraha Maxkamadda, oo lagu magacaabo Elma Sheahan, ayaa Farxaan ku xukuntay sanad iyo lix bilood oo xabsi ah.

Previous Post

Gaari ay saarnayeen dad rayid oo ay miino kula qaraxday Shabeellaha dhexe “Dhageyso”

Next Post

Roadside bomb kills 17 civilians in Middle Shabelle region .

Next Post
Roadside bomb kills 17 civilians in Middle Shabelle region .

Roadside bomb kills 17 civilians in Middle Shabelle region .

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In