Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbadallo dhanka horumarka ah oo ka jirta Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Odayaal dhaqameed xabad joojin kala dhex dhigay maleehiyaad ku dagaallamay Beladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto isbadallo xagga horumarka ah, kaddib markii xaafado ka mid ah magaaladaasi laga hirgeliyay mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso hirgelinta nalalka cad-ceedda ku shaqeeya.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Hiiraan Cabdishakuur Cismaan Cali oo xalay ku soo wareegay xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa ku soo waramay inay jirto isbadalo dhanka horumarka ah, waxaana uu sheegay in dadka ay ku caweynayaan waddooyinka, maadaama halkaasi laga hirgeliyay nalalka ku shaqeeya cad-cadeedda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Beladweyne ayaa soo dhaweeyay nalalka laga hirgeliyay waddooyinka, iyagoo sheegay in goobahooda ganacsi ay furanyihiin ilaa iyo waqti dambe, bulshadana ay la dhacsanyihiin mashaariicda horumarineed ee degmada ka jirta.

Magaalada Beladweyne ayaa dhawaan laga hirgeliyay mashaariic kala duwan kuwaasi oo isugu jira dib u dhis xarumo ganacsi oo ay bulshada ku adeegtaan iyo hirgelinta nalalka Soolarka ku shaqeeya.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Difaaca iyo Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay qalabaynta Ciidamada XDS “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Difaaca iyo Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay qalabaynta Ciidamada XDS “SAWIRRO”

Wasiirka Difaaca iyo Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay qalabaynta Ciidamada XDS “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In