Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbahaysiga Yaman oo burburiyay  Gantaallo iyo  Diyaaradaha aan duuliyaha laheen oo ay lahayeen Xuutiyiinta

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Isbahaysiga Yaman oo burburiyay  Gantaallo iyo  Diyaaradaha aan duuliyaha laheen oo ay lahayeen Xuutiyiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbaheysiga Taageera Dawladda Yaman ayaa shaaciyay in ay qabteen  oo ay burburiyeen diyaarad Drone ah oo ay maleeshiyada Xuutiyiinta lahayeen.

Jimcihii shalay  Ciidamada  isbahaysiga ayaa sheegay in ay  burburiyeen gantaallo ballistic ah oo maleeshiyada Xuutiyiinta ay  damacsanayeen in ay ku weeraraan Sacuudiga.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Sidokale Isbahaysiga  ayaa sheegay in ay qabteen oo ay burburiyeen  mid kamid ah  diyaarad aan duuliye lahayn oo ay maleeshiyada Xuutiyiinta la damacsanayeen in ay ku weeraraan  Sucuudiga.

Afhayeenka ciidamada isbahaysiga, Sarreeye Guuto Turki Al Maaliki, ayaa caddeeyay in xoogagga isbahaysiga ay ku guuleysteen subaxnimadii Jimcaha in ay ka hortagaan oo ay burburiyaan walxaha Qarxa (UAV) oo ay lahayeen maleeshiyada argagixisada Xuutiyiinta.

Maleeshiyaadkaa Xuutiyiinta ayaa dhawaanahan xoojiyay adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo isugu jira  kuwa qarxa iyo kuwa wax basaaso, taas oo ay horay u sheegeen guddi khubara ah oo ay u xil saartay Qaramada Midoobay in ay soo aruuriyaan waxyeelada qaraxyada Xuutiyiinta ee ay u adeegsadaan gantaalada iyo Diyaaradaha aan duuliyaha laheen.

Warbixin ay daabacday majaladda Newsweek, ayaa si cad u muujisa in Dawladda  Iiraan ay u dirtay  Xuutiyiinta, diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano  Drone-ka.

Previous Post

Mareykanka oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka dambeeyay dilka wariye Jamaal Khaashuqji

Next Post

Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in la cunaqabateeyo dhaxal sugaha Sacuudiga

Next Post
Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in la cunaqabateeyo dhaxal sugaha Sacuudiga

Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in la cunaqabateeyo dhaxal sugaha Sacuudiga

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In