Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbaheysiga Madaxweyne Xasan Rouxani Oo Guulo ka Gaaray Doorashada Iran

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Isbaheysiga Madaxweyne Xasan Rouxani Oo Guulo ka Gaaray Doorashada Iran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Iran  Hassan Rouhani iyo isbaheysigiisa ayaa ku guuleystay 15 ka mid ah 16 kursi ee magaalada Tehran, doorashadii muhiimka ahayd ee golaha 88-ka xubnood ka kooban ee khuburada.

Natiijooyinkan lagu dhaawaqay maanta oo Isniin ah (2/29/2016) ayaa dhabar jab weyn ku ah muxaafidiinta mayalka adag, oo uu ku jiro madaxa golaha ee iminka, Ayatollah Mohammad Yazdi, oo aan dib loo soo dooran.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Xubnaha golahan ayaa waxa ay xilka hayaan muddo sideed sano ah, waxayna mas’uul ka yihiin inay maalin un soo doortaan qofka beddelaya hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei.

Sidoo kale, doorashadii golaha baarlamanka ee ka kooban 290-ka xildhibaan, ayaa natiijo aan ramsi ahayn waxa ay muujineysaa in is-beddel doonka iyo qunyar socodka ay ku guulesyteen dhamaman 30-ka kursi ee magaalad Tehran. Muxaafadka ayaa iyaguna helay badanaa kuraasta magaalooyinka yaryar.

Iran ayaa waxa ay iminka kasoo baxeysaa sanado badan oo ay saarneyd cuna-qabateyn caalami ah, sababo la xiriira barnaamijkeeda Nuclear-ka.

Previous Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Puntland oo dhaqangelinaya sharci la xiriira marista waddooyinka+Sawirro

Next Post
Maamulka Puntland oo dhaqangelinaya sharci la xiriira marista waddooyinka+Sawirro

Maamulka Puntland oo dhaqangelinaya sharci la xiriira marista waddooyinka+Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In