Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga oo burburiyay 2-diyaaradood oo kuwa Droniska ah

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga oo burburiyay 2-diyaaradood oo kuwa Droniska ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Isbaheysiga ee uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa Jimcihii sheegay inay burburiyeen labo diyaaradood oo nuuca Darooniska ah ,isla markaana ay soo direen falaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen .

iidamada isbaheysiga ayaa war ay soo saareen ku sheegay in labadaasi diyaaradood oo ahaa kuwa aan duuliyaha wadin lagu burburiyay hawada dhulka Sacuudiga.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Xuutiyiinta ayaan illaa hadda ka hadlin dhacdadaasi,hasa yeeshee,kooxdaan ayaa caadeystay in si joogto ah gantaalada ballistigga ah  iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ay ugu garaacaan aagaga Sacuudiga,iyagoo ka jawaabaya duqeymaha cirka ee xulufada ay ku garaacaan goobaha ay heystaan falaagada.

Laga soo bilaabo sanadkii 2014-kii Yemen waxaa hareeyay rabshado iyo fowdo,ka dib  markii fallaagada Xuutiyiinta ay qabsadeen inta badan dalka, oo ay ku jirto caasimada, Sanca.

Tobannaan kun oo Yemeniyiin ah, ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen colaadda, taasoo horseeday dhibaatada bani’aadanimo,iyadoo weli ay jiraan  malaayiin qof oo la ildaran macluul.

Tags: Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga oo burburiyay 2-diyaaradood oo kuwa Droniska ah
Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in guryo loo dhisayo Barakacayaasha ku nool Caasimada+Sawirro

Next Post

Ciidanka Xoogga oo howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab kawada deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Next Post
Ciidanka Xoogga oo howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab kawada deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Ciidanka Xoogga oo howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab kawada deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In