Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbedel lagu sameeyey barta Face-buuga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Isbedel lagu sameeyey barta Face-buuga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mark Zuckerberg oo ah Asaasaha barta bulshada ee Facebook-ga ayaa sheegay in isbedela lagu sameeyay qaabka daalacashada wararka ee Facebook-ga ay sababtay inuu hoos u dhac ku yimaado dadka isticmaala Facebeook-ga.

Milkiilaha Facebooga Mark Zuckerberg ayaa sidoo kale sheegay inay muhiim tahay in la qaado tallaabooyinkaasi, si bu yiri loo wanaajiyo isticmaalka Facebook ee mustaqbalka.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026

“Hadii aad tahay qof badanaa isticmaala shabakadda Facebook, waa hubaal in aad aragtay isbedel ka muuqda bogga horee ee wararka lagu soo bandhigo oo muuqaaladii fiidyowga ahaa ku yaraadeen”.Ayuu yir Mark Zuckerberg

Sidoo kale waxaa uu intaasi ku daray in Arintaasi ay shirkaddu ugu talo gashay,waana mid ay shabakaddu ku doonayso in ay ku nadiifiso boggaa hore ujeedaduna waxa weeye in halkii wararku buuxin lahaayeen loo baneeyo in ay qaado xogo ku haboon xubnaha qoysaska iyo asxaabta ku xiriira bartaas.

Waa tallaabo si dhakhso ah loo dhaqan gelinayo, Facebook oo dadka shabakadeeda adeegsada bishiiba kor u dhaaafeen laba bilyan oo qof oo wadar ahaan wakhtiga ay isticmaalaan shabakaddu hoos u dhacay konton milyan oo saacadood maalintii.

Maraykanka iyo Canada ayaa tirada dadka maalintii isticmaala shabakaddu markii ugu horraysay hoos ugu dhacday boqol iyo afar iyo sideetan milyan, halka ay sannadkii hore maalintiiba isticmaali jireen boqol iyo shan iyo sideetan milyan oo qof.

In kasta oo ay faa’iidada shirkaddu heshaa boqolkiiba koobiyo lixdan korodhay ahaa hadana maalgashadeyaashu aanay weli kalsooni badan ku qabin oo waxa qiimaha saamiyada shirkaddu haatan hoos ugu dhaceen boqolkiiba shan markii ay go’aankan shacisay.

Previous Post

Guddoomiye Yarisow oo ka codsaday shacabka gobolka Banaadir in ay la shaqeeyaan Maamulka+Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay xarunta degmada Wadajir oo muddo burbursaneyd+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay xarunta degmada Wadajir oo muddo burbursaneyd+Sawirro

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay xarunta degmada Wadajir oo muddo burbursaneyd+Sawirro

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In