Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbitaalka Bula Burde Oo Qalab Caafimaad Lagu Wareejiyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Isbitaalka Bula Burde Oo Qalab Caafimaad Lagu Wareejiyay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Kooban Oo Qalabkanni Caafimaad ee loogu talo galay isbitaalka Magaalada Bula burde ayaa maanta magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay wakiilo ka socday isbitaalka magaaladaasi, iyadoo deeqdaasi agabka ah ay soo gaarsiiyeen hey’adda International Human Developmen Organization (IHDO).

Goobta lagu guddoonsiinayay qalabkaasi ayaa waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah dadka deegaanka oo qabay baahi caafimaad daro oo muda ay qabeen, waxaana agabkaasi uu isugu jiray Sariiro, gawaari lagu qaado dadka cuuryaamiinta,Baabuur casri ah oo wax badan u fududeyn doona dadka naafada aan socon Karin, Sheybaar, iyo agab kale.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

C/naasir Xasan Macalin oo ka mid ah dadka deeganka magaalada Bula burde ee gobolka Hiiraan oo ka hadlay deeqdaasi ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin in qalabkani lagu wareejiyo dadka ku dhaqan degmadaasi iyo deegaannada hoosyimaada.

Yuusuf Xasan Ugaas ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyinka caafimaad oo ay qabaan dadka ku dhaqan halkaasi oo uu sheegay in magaaladaasi aysan laheyn goob caafimaad oo dadka u suura galisa adeegyada ay u baahan yihiin isbitaalkanna uu wax badan ka badali doono xaaladaasi qalabkana uu ugu adeegi doono Qeybaha Bulshada maadaama isbitaalka uu xirnaa in mudda ah.

Xamaad C/qaadir Xaaji Shirwac madaxa hey’adda International Human Developmen Organization (IHDO) oo wareejiyay deeqdaasi qalabka ah ayaa sheegay kaddib markii ay arkeen baahida caafimaad ee ka jirta degmada Bula burde iyo sida loogu baahan yahay in uu shaqeeyo isbitaalka’Taasina ay Keenty In Maanta Agabkan Caafimaad ay soo gaarsiyaan ayna ku guuleysteen in ay u keenaan qalabkaasi oo ah waxyaabaha lagama maarmaanka u ah shaqada isbitaalka.

Ugu dambeyntii Aadan Dhagaweyne oo ka mid ah howl wadeennada isbitaalkaasi ayaa la wareegay qalabkani caafimaad, waxaana uu ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay in kaalmadaan ay soo gaarsiiyaan isbitaalka, isagoo sheegay in ay ugu adeego doonaan dadka ku dhaqan halkaasi oo u baahan xarun u fulisa baahiyaha ay qabaan.

DSC04041

DSC04041

DSC04041

DSC04042

DSC04043

DSC04045

DSC04046
DSC04048

DSC04050

DSC04052

DSC04055

DSC04056

DSC04059

DSC04060

DSC04061

DSC04056

DSC04059

DSC04059

DSC04060

DSC04061

DSC04062

DSC04065

DSC04067

DSC04070

DSC04071

DSC04073

Previous Post

Musharax cusub oo u taagan Madaxtinimada gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Guriceel “SAWIRRO”

Next Post

Nabadoono iyo waxgarad ka socda Xeraale iyo Huurshe oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “Sawirro”

Next Post
Nabadoono iyo waxgarad ka socda Xeraale iyo Huurshe oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “Sawirro”

Nabadoono iyo waxgarad ka socda Xeraale iyo Huurshe oo Cadaado lagu soo dhaweeyay "Sawirro"

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In