Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug ayaa Cabdi Maxamuud Xirsi (Goodle) u magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee Isbitaalka Gaalkacyo.
Isbitaalka guud ee gobolka Mudug, Gaalkacyo hospital ayaa waxaa gacanta ku haysa wasaaradda caafimaadka Galmudug.