Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbitaalka Jowhar oo la dhigay Bukaano uu soo ritay Cudurka shuban biyoodka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Isbitaalka Jowhar oo la dhigay Bukaano uu soo ritay Cudurka shuban biyoodka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe oo ka mid ah deegaanada uu ka guray Wabiga Shabeele ayaa la soo sheegayaa in inka badan 200 oo bukaan uu soo ritay cudurka shuban biyoodka kadib markii sida uu maamulka sheegay ay dadkaasi cabeen biya aan nadiif ahayn oo meela ka mid ah wabiga ku haray,

Waxaana dadkaasi badankood laga keenay tuulooyinka hoos yimaada magaalada jowhar iyagoo la il daran xanuunka cudurka shuban biyoodka sida uu maamulka gobolka caddeeyay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Guddoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Cali C/laahi Guudlaawe oo soo kormeeray qayba ka mid ah goobaha uu wabiga ka guray iyo isbitaalka guud ee magaalada Jowhar ayaa sheegay in biya la’aantii wabiga ay sababtay in Xoolihii ay dadku lahaayeen ay baaba’aan iyo cuduro soo ritay shacabka ku nool tuulooyinka hoos yimaada jowhar.

Guddoomiye Guudlaawe ayaa yiri “waxaa ka dhashay in xoolihii ay baaba’aan, waxaa ka dhashay in cuduro iyo in dadku ay cabeen biyaha meelaha yar yar ku haray ee wabiga taas oo keentay dad fara badan uu soo rito cudurka shuban biyoodka, waxaana la soo gaarsiiyay isbitaalka magaalada 289 qof oo bukaan ah, 2 ka mid ah way dhinteen, halka kuwa kale ay wali isbitaalka ku jiraan, qaarna ay bogsadeen”

Dhinaca kale guddoomiyaha shabeelaha dhexe Cali C/laahi Guudlaawe ayaa sheegay in gobolka ay abaaraha iyo biya la’aantu si daran u saameeyen islamarkaana ay dadku u baahan yihiin in gurmad dag dag ah lala soo gaaro,

Waxa uu tilmaamay in dhibaatadu ay hada ugu daran dhinaca deegaanada xeebaha ku yaala maaddaama dadka halkaas ku nool ay markii horaba Xoolana lahayn hadana ay noloshu ku adag tahay, isagoo ku celceliyay in dadkaasi la soo gaaro si noloshooda loo badbaadiyo.

Dhawaanahaan waxaa sii kordhaya cabashooyinka ka imaanaya gobolada dalka qaarkood haba u badnaadeene gobolada uu maro wabiga shabeele oo gabi ahaanba waqtigaan guray iyo sidoo kale gobolada dhinaca waqooyi galbeed ee Soomaaliya halkaas oo lagu soo waramayo in dad ay u dhinteen abaaraha ka jira.

vlcsnap-2016-04-03-00h03m56s8 vlcsnap-2016-04-03-00h04m03s76 vlcsnap-2016-04-03-00h04m06s110 vlcsnap-2016-04-03-00h04m10s146 vlcsnap-2016-04-03-00h04m20s246 vlcsnap-2016-04-03-00h04m24s35 vlcsnap-2016-04-03-00h04m27s63 vlcsnap-2016-04-03-00h04m31s100 vlcsnap-2016-04-03-00h04m35s142      vlcsnap-2016-04-03-00h05m11s243

Previous Post

Ajaaniibta ku ganacsada Koofur Afrika oo la heshiiyay kuwa dalkaas u dhashay+Sawirro

Next Post

Maamulka shabeelaha hoose oo biya dhaamin ka billaabay tulooyinka hoose yimaada Afgooye+Sawirro

Next Post
Maamulka shabeelaha hoose oo biya dhaamin ka billaabay tulooyinka hoose yimaada Afgooye+Sawirro

Maamulka shabeelaha hoose oo biya dhaamin ka billaabay tulooyinka hoose yimaada Afgooye+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In