Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbitaalka Magaalada Mekelle ee dalka itoobiya oo daawooyinka ay ka sii dhamaanayaan iyadoo dad badan oo dhaawac la geynayo wali

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbitaalka ugu weyn magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray  ee dalka itoobiya ayaa waxaa gabaabsi ka ah daawooyinka iyada isbitaalka  la keenay dhaawacyo badan.

Isbitaalkan oo lagu magacaabo Ayder ayaa joojiyay adeegyada kale caafimaad waxaana shaqaalaha iyo daawooyinka haray la isugu geeyay qeybta deg dega halkaas oo dhaawacyo badan la keenayo.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Madaxa ICRC ee dalka itoobiya  Maria Soledad,oo booqatay isbitaalka ayaa sheegtay In daawooyinka ay ka mid yihiin antibiotics, anticoagulants, xanuun baabi’iyaha iyo gloves ama gacmi gashiga ay sii yaraanayaan.

Sadax isbuuc oo ay Mekelle go,doon ahayd islamarkaana ay dagaalo ka socdeen waqooyiga itoobiya ayaa sababay in isbitaalka daawooyinkii gaari waayaan.

Gaadiidka gurmadka ayaa dhaawacyo badan ka keenaya deegaanada ku xeeran magaalada Mekelle

Previous Post

Wasiirka Haweenka Somaliya oo Garoowe kaga qayb gashay shirweynaha Haweenka dowladaha Hoose ee Puntland/sawiro

Next Post

Ciidanka Xoogga oo Howl-gal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Dhexe

Next Post
Ciidanka Xoogga oo Howl-gal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo Howl-gal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab Shabeellaha Dhexe

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In