Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Isku Aadka Wareega Sedexaad Koobka FA Cup-ka oo Caawo Lagu Dhawaaqay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isku aadka wareega sedaxaad ee koobka FA Cup-ka ayaa caawo looga dhawaaqay dalka ingiriiska.

Kooxda Arsenal oo Daafacaneysa koobka ayaa ku beegantay kooxda Hull City oo ay sanadki hore ka qaaday koobka.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Liverpool ayaa ku beegantay kooxda AFC Wimbledon oo ay Finalka koobkan ku wada kulmeen sanadkii 1988-dii.

Kooxda Sunderland ayaa sidoo kale ku beegantay kooxda Leeds oo ay sanadkii 1973-dii ku kulmeen Finalka Koobkan.

Arsenal v Hull City
Southampton v Ipswich Town
Stoke City v Wrexham
Charlton Athletic v Blackburn Rovers
Dover Athletic v Crystal Palace
AFC Wimbledon v Liverpool
Manchester City v Sheffield Wednesday
Aldershot/Rochdale v Nottingham Forest
West Bromwich Albion v Gateshead
Blyth Spartans v Birmingham City
Aston Villa v Blackpool
Rotherham United v AFC Bournemouth
Huddersfield v Reading
Oxford United/Tranmere v Swansea City
Cardiff City v Colchester United
Bolton Wanderers v Wigan Athletic
Sunderland v Leeds United
Burnley v Tottenham Hotspur
Millwall v Bradford City
Derby County v Southport
Brentford v Brighton & Hove Albion
Fulham v Wolverhampton Wanderers
Leicester City v Newcastle United
Scunthorpe/Worcester City v Chesterfield
Everton v West Ham
Cambridge/Mansfield v Bury/Luton
Chelsea v Watford
Barnsley/Chester v Middlesbrough
Queens Park Rangers v Sheffield United
Accrington Stanley/Yeovil v Manchester United
Preston North End v Norwich City
Doncaster Rovers v Bristol City

Wareega sedaxaad ee koobka FA Cup-ka ayaa waxaa la ciyaari doonaa 3-da ilaa 5-ta bisha January ee sanadka 2015-ka.

 

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Manchester United oo Soo Gashay Kaalinta Sedaxaad ee Horyaalka Ingiriiska “SAWIRRO”

Next Post

Manchester United oo Soo Gashay Kaalinta Sedaxaad ee Horyaalka Ingiriiska “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In