Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Isku aadka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir oo la soo saaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Isku aadka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir oo la soo saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo la soo saaray dhowaan ayaa waxaa loo qeybiyay afar Group oo sadex group ay ku dagaalami doonan afar kooxod halka group-ka A ay ku dagaalami doonan shan kooxod.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Tartanka ayaa waxaa ku hardami doono 17-ka Degmo ee uu ka kooban yahay gobolka Banaadir waxaana uu ahaa tartanka mid si joogta oo loo qabanayay Sideedii sano ee la soo dhaafay waxaana uu ahaa mid xiisahiisa kor u sii kacayay.

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Gudoomiye C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo sidoo ah duqa Muqdisho ayaa sanadkaan waxay doonayay in tartanka uu noqdo mid ka xiiso badan kuwii la soo dhaafay ayadoo degmooyinka ka qayb qaadanayo ku dhawaad laba bilood ka hor ay bilaaben isku diyaarintiisa.

Xaflad ka dhacday Pizza House ayaa lagu sameeyay isku aadka tartanka degmooyinka waxaana shaaca laga qaaday sidoo kale in daaha laga qaadi doono tartanka 24-bishaan August waxaana dhamaan kulamada ay ka dhici doonan garoonka Banaadir ee degmada C/Casiis.

Guruubada ayaa ah kuwa xiiso badan waxaana Group-ka dhimashada ama kooxaha ugu adag uu yahay Group-ka A oo ay ku dagaalami doonan shan kooxod oo aad u adag inkastoo Group-ka B sidoo kale uu yahay mid aanan la yareysan Karin.

Tartanaka waxaa difaacanaya degmada waaberi halka hodan kaalinta labaad ay kaga dhameysatay tartanka oo markii ugu horeysay kama danbeystiisa la ciyaaray xili habeen waxaana ahayd markii ugu horeysay oo mudo 30-sano kadib xili habeen ah ciyaar kubada cagta ah lagu ciyaaro gudaha dalkeena.

Group A

Waaberi Dharkenleey Yaaqshiid Shengaani Kaxda

Group B

Hodan Shibis Xamarjajab Warta nabadda

Group C

Kaaraan Boondheere Deyniile Howlwadaag

Group D

Heliwaa Wadajir Cabdicasiis Xamarweyne

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka qayb qaadashada Qorshaha dib U Dhiska Dalka

Next Post

Duqa Muqdisho oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka socda Dalka Eritrea

Next Post
Duqa Muqdisho oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka socda Dalka Eritrea

Duqa Muqdisho oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka socda Dalka Eritrea

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In