Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iskuulka Hoose Dhexe Ee Deegaanka Xaaji Cali Oo Dib Loo Howlgaliyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Iskuulka Hoose Dhexe Ee Deegaanka Xaaji Cali Oo Dib Loo Howlgaliyay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaaasabad balaaran oo Xarig ka jaris ah  laguna qabtay iskuulka hoose dhexe ee degaanka xaaji cali ee degmada Cadale ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka soo qeybgalay boqolal dadweyna ah oo aad ugu faraxsan furitaanka iskuulkaasi oo ahmiyad gaar ah u leh dadka deegaankaasi.

Muaasabadda ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Qaar kamid ah bulshada deegaanka kuwaasi oo ka hadlay dhibaatada ay leedahay waxbarasho la’aan deegaankaasi ka jirta iyo waxyaabaha ay sababeyso.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

C.raxman Xasan Maxamed oo ah gudoomiyaha Dhalinyarada Deegaanada Xaruur iyo Xaaji Cali ayaa halkaasi ka ballan qaaday in ay juhdi walba ku bixinayaan sidii uu u sii shaqeyn lahaa iskuulkan hadana ay u dhameystireen Qalabkii ardayda wax lagu bari lahaa

Nabaddoon Mukhtaar Sh Axmed Maxamed oo howla Shaqo u jooga deegaankaasi ayaa ka hadlay muhiimadda Waxbarashada u leedanahay Aadanaha isagoo ugu  baaqay Aqonyahanada iyo jaaliyadda Deegankaasi in ay gacan ka geystaan waxbaridda Dhallanka.

Guddoomiyaha Degmada Cadale Muxuyadiin Suudi ayaa sheegay in dhallanka oo an wax la barin ay sababeyso in si qaldan looga faaideysto taasna ay sababeyso dhibaato deegaanka ka dhacdo.

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Degmada Cadale iyo Nabaddoon Mukhtaar Sh Axmed Maxamed Ayaa Si wadajir ah xarigga uga jaray iskuulka Deegaanka Xaaji Cali kaas oo ahmiyad gaar ah u leh dadka ku nool deegaankaasi.

vlcsnap-2015-07-30-21h38m34s60 vlcsnap-2015-07-30-21h38m44s185 vlcsnap-2015-07-30-21h39m14s232 vlcsnap-2015-07-30-21h39m29s117 vlcsnap-2015-07-30-21h39m35s117 vlcsnap-2015-07-30-21h39m54s63 vlcsnap-2015-07-30-21h40m42s86 vlcsnap-2015-07-30-21h41m14s152 vlcsnap-2015-07-30-21h41m57s44

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Waxaa naga go’an inaan dhaqangelino dib u heshiisiin dhameystiran iyo in awoodda dalka si nabad ah la isugu wareejiyo sannadka 2016’’ “Sawirro”

Next Post

Dhaageyso barnaamijka Dhacdooyinka 30 06 2015

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhaageyso barnaamijka Dhacdooyinka 30 06 2015

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In