Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ismail Mohamed oo u tartamayay xaafada 25 ee Columbu Ohio

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ismail Mohamed oo u tartamayay xaafada 25 ee Columbu Ohio
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gabi ahaan dalkan Mareykanka waxaa ka socda doorashoyinka dhexe ee sanadk 2018 Soomaalida Mareykankuna waxay ka mid yihiin dadka u ordaya kuraasta kala gadisan ayaga oo ka tartamaya gobolo kala duwan.

Hadaba gobolkani Ohio magaalada Columbus degmadda 25 waxaa u tartmaya sadex qof oo ka socda xisbiga Democracy midka mid ahna waa Ismail Mohamed oo ah nin dhalinyaraa  isla markaana ah qareen.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay Kooxaha ololaha Ismail wadeen dadaal ku aadan sidii ay u gulaysan lahaayeen iyaga oo gaarayay ama tagayay xaafadaha Soomaalida iyo ajanabigaba leh waxayna soo bixiyeen ama goobta doorashada gaarsiiyeen dad aad u badan.

Asbuucii ugu danbeeyay waxa uu ahaa midkii ugu adkaa ololaha doorashada waana sanadkii ugu horeeyay ee ay Soomaali badan ka qeyb qaateen waxa loo yaqaan Early Vote taas oo xaqiiq cabsi galisay dhinacyadii la tartamayay Ismail.

Hadaba markii ay soo xirmeen goobihii codbixinta waxa ay Soomaalidii isugu yimaadeen Maqaaxida weyn ee Pizza House oo ay soo buux dhaafiyeen boqolaal Soomaali ah ka warsugayay natiijada doorashada iyaga oo rajo fiican ka qabay in uu Ismail guuleysto.

Wax hadba ay tirinta codadku is badalaan waxaa soo baxay natiijada oo noqotay mid aan farxad galin Soomaalidii goobta joogtay iyo Ismail Mohamed.

Waxana ismail laga koreeyay codod gaaraya sideed boqol 800 waxa ayna u kala heleen sidan.

Bernadine Kennedy Kent oo heshay (Afarkun sideed boqol sideetan iyo kow  4,881, Ismail Mohamed oo helay ( Afar kun konton iyo sideed 4,058)

Lamar D Peoles oo helay ( kun shanboqol sodon iyo labo 1,532) Hadaba codadka uu helay Ismail waxa ay ahayeen kuwo muujinaya suurtogalnimada in gobolka Ohio oo aysan Soomaalidu wali ka tartamin ka samayn karaan isbadal siyaasadeed, waxa ayna uga dhigneeyd iyaga oo guuleystay.

“Waa markii ugu horeysay oo qof Soomaali ah sameeyo tartan adag oo noocan oo kale ah waxana ismail uu furay wadadii ay qaadi lahayeen jiilasha Somalida Ohio ee aqoonta u saaxiibka ah”

Previous Post

Mareykanka oo ka baxay heshiiskii Niyuklerka ee Dalka Iran iyo Iran oo ka jawaabtay

Next Post

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Galmudug oo faah faahin ka bixisay qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo

Next Post
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Galmudug oo faah faahin ka bixisay qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Galmudug oo faah faahin ka bixisay qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In