Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Israel oo masaafurisay sarkaal ka tirsan Hey’adda Xuquuqda ee Human Rights Watch

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Israel oo masaafurisay sarkaal ka tirsan Hey’adda Xuquuqda ee Human Rights Watch
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Israel ayaa masaafurisay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda xuquuqda Insaanka ee Human Rights Watch,kas oo lagu eedeeyay inuu taageeray olole lagu qaadacayo  alaabada u soo daga iyo adeegyada kale ee ay dhoofiyaasn.

Talaabada lagu eryay Agaasimaha hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ayaa lagu micneyay in ay waafaqsan tahay sharciga Israa’iil ee ee soo baxay sanadkii 2017, kaas oo xannibaya gelitaanka dadka si guud u taageera dhaqdhaqaaqyada looga horjeedo dadka Yuhuudda,isla markaana lagu taageeraayo dadka reer Falastiin ee ku howlan kacdoonadaa ay isaga dul kicinayaan Israa’iiliyiinta ku soo duulay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sanadkii 2016-ki Hey’adda xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch waxay ugu baaqday in la joojiyo ganacsiga la xiriira dhismooyinka sharci darada ah ee Israel ay ka waddo dhinaca ay maamulaan ee daanta galbeed.

Previous Post

Agaasimaha guud Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka “Waa in dalka laga helaa biyo nadiif ah guud ahaantiis”

Next Post

Safiirka DFS u fadhiya Washington DC oo socddaallo ku maraya gobolada Mareykanka ee ay degaan Soomalida

Next Post
Safiirka DFS u fadhiya Washington DC oo socddaallo ku maraya gobolada Mareykanka ee ay  degaan Soomalida

Safiirka DFS u fadhiya Washington DC oo socddaallo ku maraya gobolada Mareykanka ee ay degaan Soomalida

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In