Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isu Imaatin Lagu Weyneynayo Dhalashada Nabigeena Muxamad (NIKH) Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Muqdisho oo marti gelineysa shirka IGAD iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isu Imaatinkani oo lagu weyneynayay Dhalashada Nabigeena NIKH ayaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay iyadoo ay ka qeyb galeen culumaa’udiin Soomaaliyeed iyo dad badan waxaana inta munaasabadda ay socotay lagu soo bandhigay muxaadarooyin looga hadlay maxabada Rasuulkeena SCW.

Mashaa’ikhda ka qeyb galay isu imaatinkaasi ayaa muxaadarooyin qiira leh ka jeediyay, iyadoo Muxaadarooyinkaasi dadkii goob jooga ka ahaa ay aad ugu riyaaqeen waxaana ay muujiyeen sida muhiim ay u tahay in la weyneeyo Nabigeena Muxamed Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale bishani oo ah bisha Mowliidka oo Ku Beegan Dhalashada Nabi Muxamed SCW ayaa dadka Soomaaliyeed waxa ay qabtaan isu imaatin lagu weyneynayo dhalashadaasi, iyadoo saacadihii la soo dhaafay munaasabado noocaan oo kale ah lagu qabtay Magaalada Copenhegan ee dalka Denmark iyo Dalka South Africa kuwaa oo ay soo qaban qaabiyeen dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalkaasi.

Previous Post

Golaha Abwaanada Oo Xubnaha Baarlamaanka Ugu Baaqay In Ay Ansixiyeen Xukuumadda Cusub

Next Post

DAAWO Sawiro+Muuqaal:- Xafiiska Xeer ilaaliyaha oo sheegay in aan la ogolaan doonin in Deeq Gargaar la iibsado

Next Post
DAAWO Sawiro+Muuqaal:- Xafiiska Xeer ilaaliyaha”lama ogolaan doono in raashiinka dan yarta looga talagalay la leexsado”

DAAWO Sawiro+Muuqaal:- Xafiiska Xeer ilaaliyaha oo sheegay in aan la ogolaan doonin in Deeq Gargaar la iibsado

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In