Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isu soo bax balaaran oo lagu weynaynayay dhalashada Xabiibkeena Muxamed (NNK) oo lagu qabtay Nairobi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Isu soo bax balaaran oo lagu weynaynayay dhalashada  Xabiibkeena Muxamed (NNK) oo lagu qabtay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isu soo bax balaaran oo lagu weynaynayay dhalashada Xabiibkeena Muxamed (NNK) oo ay ka qeybgaleen Culimaa’udiin ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Guddiga Dhallinyarada Ahlusunna WalJamaaca laguna weyneynayay dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) ayaa waxa ka qeybgalay Culimaa’udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha iyo dalka dibadiisa oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Maxamuud Cabdul baari, Sheekh Cabdiraxmaan Waaberi iyo Sheekh Maxamuud Maxamed Guriceel iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Nairobi dalka Kenya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Bishan Mowliid oo ah bisha uu dhashay Suubanaheena Nebi Muxamed (NNKH) ayaa Muslimiinta waxa ay u tahay fursad aad u qiimo badan oo ay ku xasuusanayaan naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha, loona baahanyahay in lagu daydo wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, lana raaco tilmaamihiisa qiimaha badan.

Culimadii ka hadlay munaasabadda ayaa bulshada uga sheekeeyay siirada Nebi Muxamed (NNKH), taariikhdiiisa iyo talaabooyinka bulshada looga baahanyahay oo ah inay raacaan tilmaamahiisa wanaagsan.

Culimada oo bayaan ka soo saartay kulanka ayaa bulshada loogu baaqay inay ka fogaadaan waxkasta oo shacabka iska hor keeni kara, isla markaana ay ka sbaqeeyaan wadajirka iyo midnimada Ummadda Soomaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay arrimaha Gobolka iyo xaaladaha ka taagan qaar ka mid ah Waddamada Carbeed

Next Post

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka

Next Post
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In