Friday, August 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Isu soo bax lagu taageerayay guulaha ciidanka oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Isu soo bax lagu taageerayay guulaha ciidanka oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

13173656_1709687305936688_7631727374837403189_nBoqalaal Dadweynaha ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Muqdisho, isla markana ku labisan dareeska Calanka Jamuuriyadda ayaa waxaa ay isugu yimaaden Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere, iyagoo gacma ku wata boorar waxaana banaan baxaani ujeedkiisu uu  ahaay taageerida is badalka uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya ku sameeyay garsoorka dalka, sidoo kale waxaa lagu taageeraayay Guulaha ay Ciidmada qalabka sida Soomaaliya ka gaaren howlgalada gobalada dalka looga xoreynayo  UGUS  gaar ahaan Gobalka Shabeelaha Dhaxe.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Guddoomiye ku-xigeenada Gobalka, Saraakisha Ciidamada qalabka Sida, Guddoomiyaasha degmooyinka ururada Dhallinyarada   Fanaanin, Ururada Haweenka Qaranka iyo kan Gobalka Banaadir ayaa ka qeyb galay banaan baxa.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Guddoomiyaha Degmada Boondheere Qaasim Cabdulle Xasan ayaa sheegay in ujeedka banaan baxa uuyahay mid lagu taageerayo guulaha ciidanka iyo go’aankii uu Madaxweynaha dalka uu xilka kaga qaaday guddoomiyihii maxkamadda sare iyo guddoomiyihii racfaanka maxkamadda gobolka Benaadir.

Ururada Haweenka Qaranka iyo Gobalka Banaadir Jawaahir Baarqab iyo Canab Xasan Cilmi ayaa ugu baaqay Bulshada Bulshada caasimada kunool in ay u midoobaan nabadeynta iyo horumarka magaalada.

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Amniga ee Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa dadkii isu soo baxay uga mahadceliyay sida ay ugu dhiiradeen inay isu yimaadaan oo ay taageeraan guulaha ciidanka.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xusen  Jimcaale madaale oo Banaanbaxa ka qeyb galay ayaa u hambalyeey Ciidamada Xooga Dalka guulaha ay kasoo hooyaan dagaalka lagula jiro argagixisada ee ka socdo gobollada Dalka.

Sidoo kale Duqa magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay is badalka uu Madaxweynaha ku sameeyay garsoorka iyo sida ay u aqbaleen Mas’uuliyinta la badalay.

Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan deegaanno ku yaala Gobalka Shabaalaha Dhaxe waxay ka saareen maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaas oo horey dhibaato ugu haayay shacabka halkaasi ku dhaqan.

1 13061931_1709688385936580_6809249217309141382_n 13095899_1709687912603294_6092690803859884631_n 13103361_1709688535936565_4483731395912320023_n 13119064_1709688612603224_8667509528660021016_n 13124620_1709688142603271_7959808247401138432_n 13124636_1709688282603257_9015359401552222757_n 13124830_1709688309269921_249093773785203106_n 13124891_1709688109269941_1434045281712117817_n  13124915_1709688965936522_4887270518369862635_n 13133379_1709688785936540_4849487332063002542_n  13139197_1709688919269860_5969736606336795506_n 13164261_1709688449269907_6281063770156138925_n 13173656_1709687305936688_7631727374837403189_n (1)  13173700_1709688492603236_7995883095159356488_n  13177268_1709688652603220_6166184583720529138_n 13177454_1709687959269956_6238177811736589711_n 13177716_1709688052603280_1610523237727286396_n  13178718_1709687902603295_7414619408107086954_n 13178818_1709687242603361_2036326193317607555_n 13178994_1709687879269964_2365263771902193609_n 13179081_1709687989269953_2180660351957503007_n

Sawir Qaade:- Jabiiba

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha gobolka benaadir oo la kulmay Xasan Abshir

Next Post
Guddoomiyaha gobolka benaadir oo la kulmay Xasan Abshir

Guddoomiyaha gobolka benaadir oo la kulmay Xasan Abshir

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In