Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada Koonfur Galbeed Ee Gobolka Bakool Oo Xilka La Wareegtay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada Koonfur Galbeed Ee Gobolka Bakool Oo Xilka La Wareegtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo ay xilka kula wareegeysay Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday Maamulka gobolka Bakool, isuduwayaasha Wasaaradaha, gudiyada dhallinyarada iyo isboortiga Degmada Xudur.

Cumar Cabdullaahi Atuu oo ah Isuduwihii hore ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed ee Gobolka Bakool oo xilka maanta wareejiyay ayaa ka mahadceliyay dadkii la soo shaqeeyay muddadii uu xilka hayay, isagoo ka codsaday inay la shaqeeyaan masuulka cusub ee xilka la wareegay.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed ee Gobolka Bakool Ifraax Cabdullaahi Maxamed oo xilka si rasmi ah ula wareegtay ayaa sheegtay inay ka shaqeyn doonto xoojinta iyo isdhexgalka bulshada, ayna diyaar u tahay inay dar dar geliso howlaha horyaalla, iyadoo xubnaha kale ka codsatay inay gacan kusiiyaan gudashada waajibaadka loo igmaday.

Qaar ka mid ah ka qeybgalayaasha munaasabadda xilwareejinta ayaa bogaadiyey sida wanaagsan ee xil wareejinta u dhacday, ayna diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan Ifraax.

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool oo gabo gabadii ka hadlay xafladda ayaa dhallinyarada kula dardaarmay in ay lashageeyaan isuduwaha cusub, ayna gacan ka geystaan hormarinta gobolka Bakool.

Previous Post

Wajiga labaad ee Shirka wadatashiga ka qeyb qaadashada isbedelka Cimilada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Madaxwaynaha Puntland Oo Kulan Looga Arinsanayo Adkaynta Nabadgelyada La Qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobalka Mudug “SAWIRRO”

Next Post
Madaxwaynaha Puntland Oo Kulan Looga Arinsanayo Adkaynta Nabadgelyada La Qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobalka Mudug “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Puntland Oo Kulan Looga Arinsanayo Adkaynta Nabadgelyada La Qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobalka Mudug “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In