Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Itoobiya oo xakamaysay rabshadihii Jinsi faquuqa ahaa ee ka dhexeeyay Soomaalida iyo Oromada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Itoobiya oo xakamaysay rabshadihii Jinsi faquuqa ahaa ee ka dhexeeyay Soomaalida iyo Oromada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigay in ka badan 170 Qof oo ka mid ahaa Dadka rabshadaha isirka ku salaysan ka wada Gobolka Oromada sida ay sheegtay Warbaahinta codka Ciidamada ee FANA.

Saraakiisha amniga Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in tuhmanayaasha lagu eedeeyay dambiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhiirigelinta rabshadaha, Dhul boobka sharci-darrada ah , bililiqaysiga iyo weerarrada jinsiga ku salaysan.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Gobolka Oromiya ayaa xuddun u ahaa kacdoonno iyo mudaharaadyo rabshada wata oo Saddexdii Sano ee lasoo dhaafay ka taagnaa Dalka Itoobiya, markii ay saluug ka muujiyeen siyaasaddii xukuumadihii hore, dibed-baxyadaasoo keenay inuu is casilo Raโ€™iisul wasaare , Hailemariam Desalegn.

Tan iyo markii uu Xafiiska qabtay Raโ€™iisul wasaare , Abiyah Axmed Cali, Abriil 2018 , waxaa Dalka iyo siyaasadda Gobolkaba ka bidhaamay is beddel siyaasadeed oo ka duwan kuwii isaga ka horreeyay, maaddaama uu kasoo baxay Qoomiyadda Oromada oo tacaddiyo badan ka tirsanaysay maamulladii hore.

Sida laga soo xigtay hayโ€™adaha u dooda xuquuqul Insaanka iyo kuwa Qaramada Midoobay, in ka badan 800,000 oo Qof ayaa ka qaxay rabshadihii ka socday inta u dhexeysa Gobollada Oromada iyo Soomaaliya ee koonfurta waddanka Itoobiya Bishii hore oo keliya.

Abiy Axmed oo diiradda si weyn ugu hayay degaanka Soomaalida Itoobiya ahmiyad gaar ahna siiyay ayaa wuxuu kaalin mug leh ka qaatay xasilinta iyo xal u helidda dhibaatooyinka kala duwan ee halkaasi ka jiray, wuxuuna amray in tallaabbo laga qaado ciddii isku dayda in ay qalalaase ka abuurto Gobolka gaar ahaan xudduudda ay wadaagaan Soomaalida iyo Oromada.

Previous Post

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya oo xilkiisa la wareegay

Next Post

Safiirka Shiinaha: Waxaan kordhinaynaa taageerada aan siinno Soomaaliya

Next Post
Safiirka Shiinaha: Waxaan kordhinaynaa taageerada aan siinno Soomaaliya

Safiirka Shiinaha: Waxaan kordhinaynaa taageerada aan siinno Soomaaliya

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In