Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden oo soo dhaweysay wasiirka qorsheynta- SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden oo soo dhaweysay wasiirka qorsheynta- SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si qurux badan ay u soo agaasimeen jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Stockholm laguna soo dhaweynayey Wasiirka wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah mudane C/raxmaan Ceynte iyo wafdiga balaaran oo uu hogaamanyo ayaa lagu qabtay magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden iyadoo ay ka qayb galeeen boqolaal jaaliyada ka tirsan.

Xafladan oo aheyd casho sharaf ayaa ย madax iyo wakiilo matayey bulshada Soomaaliyeed ee Sweden ay goobta ku soo dhaweeyay ย Wafdiga balaaran ee uu wasiirka Qorsheynta hogaaminayo,ย waxaaย kaga xogwaramay xaalada guud ee dadka Soomaaliya ee ku nool sweden iyo sida ay ugu hamuun qabaan dalkooda hooyo, iyaga oo goobtana ย wasiirka ugu dhiibay talooyin wax ku ool ah iyo fariin ay ka wada sinaayeen bulshada reer Sweden oo ah in la helo safaarada ummadda Soomaaliyeed ku matasha Scanvina.m

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Dalxiiskaย mudane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi oo xaflada soo dhaweynta qeyb ka ahaa ayaa ka mahadceliyey sida quruxda badan ee reer sweden u soo dhaweeyeen, isaga oo amaanay isku duubnida iyo ย doorka ay ku leeyihiin qurba joogta dib u dhiska iyo horumarka dalka.

Wasiirka wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah mudane C/raxmaan Sh. Yuusuf Ceynta oo gunaanadkii xaflada la hadlay ย Jaaliyada Soomaaliyeed ayaa balan qaaday dhamaan farimihii iyo talooyinkii loo dhiibay in uu dalkii kula noqon doono , waxa uuna ย warbixin dheer ka bixiyey xaalada guud ee dalka dhinacyada siyaasada iyo horumarka muuqda, isaga oo ku celceliyey ย qurba joogto in ay yihiin kuwa ย kaalinta ugu weyn ka qaatay badbaadinta dadka Soomaaliyeed ee gudaha ku nool.

jaaliyad4 jaaliyad8 jaalyad2 Jaliyad1 wasiirka wasiirka1

bahlawi

Previous Post

Qaar ka mid ah Diblomaasiyiin ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya oo Tababar ugu soo idlaaday dalka Turkiga {SAWIRRO}

Next Post

Shir Dib U Heshiisiin Iyo Aayo Ka Talinta Gobolka Hiiraan Oo Beledweyne Ka Furmay

Next Post
Shir Dib U Heshiisiin Iyo Aayo Ka Talinta Gobolka Hiiraan Oo Beledweyne Ka Furmay

Shir Dib U Heshiisiin Iyo Aayo Ka Talinta Gobolka Hiiraan Oo Beledweyne Ka Furmay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In