Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Gobolka Gedo oo taageeray wada hadalada maamuladda Mandhera & Beledxawo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Gobolka Gedo oo taageeray wada hadalada maamuladda Mandhera & Beledxawo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Gobolka Gedo ee magaladda Columbus Ohio ayaa maanta taageero u muujiyay wada hadalada dhinacyada Mandheera iyo Beledxaawo oo dhawaanahan ay xiisado xaduud kala xirashaa u dhaxaysay waxayna wada hadalada xiligan ah ku tilmaameen kuwo lagama maarmaan u ah bulshada labada dhan.

Maamuladda labada dhan oo dhawaan diiday in wax ganacsi iyo isku socod ah  u kala gudbo labada dhan ayaa waxaa ay bilaabeen wada hadal si xal looga gaaro xiisadihii sababay in labada xaduudood lakala xirto.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Jaaliyada ayaa labada dhan ugu baaqay in a ka dhabeeyaan wada hadalada una daneeyan shacabka labada dhan oo ah kuwo noloshoodu isku tiirsantahay isla markaana aan kala maarmin dhan walba.

Waxay jaaliyadu wax lagu farxo ku tilmaameen wada jirka ay maamulada degmooyinka gobolka Gedo ka qaateen arintaasi oo ahayd mid si wada jir ah ay u wajheen iyaga oo ugu danbayn  helay xisaabtan iyo in dowlada Kenya ay wafdi u dirto Mandheera si xiisada loo damiyo taas oo miro dhal noqotay.

Waxgaradkii ka hadlay kulankan ayaa ka sheekeeyay marxaladihii ay xisadahani soo mareen iyo sida loo wajahay taas oo aan ahayn mid labada dhan dhaxalsiisay in ay ku kala joogaan Nabad waarta.

Bashiir Cisman Gulleed oo ah wasiir ku xigeenka Arimaha diinta iyo Awqaafta ee Galmudug oo goob joog ka ahaa kulanka ayaa Labada dowladood ugu baaqay in ay xal ka gaaraan xiisadaha soo noq noda isla markana la dhamaystiro heshiiska biloowmay

Dhawaan iyo boqolaal jawaan oo Jaad ah xaduuda ku gubeen maamulka Beledxaawo iyaga oo uga golahaa in xaduudooda ay xirantahay wax Kenya ya yimidna aysan soo gali karin Somalia Taas badalkeedana Horay ay Magalada Mandheera u xiratay xaduudeeda iyada oo xanibaad saartay Ganacsigii iyo Waxbarashadii Kumanaan arday Soomaaliyeed ah oo subaxdii u kalihi jiray gudaha Mandheera.

Iminka xiisadahaasi waa ay soo idlaadeen maamulada labada dhana waxaa u socda wada hadal dhawaan ay ka soo saari doonaan qodobada lagu heshiiyay.

Previous Post

Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo lagu aasay Muqdisho

Next Post

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in Xal laga gaaray muran xaduudeed ka taagnaa Mandheera iyo Beledxaawo

Next Post
Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in Xal laga gaaray muran xaduudeed ka taagnaa Mandheera iyo Beledxaawo

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in Xal laga gaaray muran xaduudeed ka taagnaa Mandheera iyo Beledxaawo

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In