Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee dalka Kenya oo taageero u muujiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee dalka Kenya oo taageero u muujiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee dalka Kenya Cabdulbaari Sheikh Cabdisalaam oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kan jaaliyad ahaan aad ula dhacsan yihiin waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya,islamarkaana taageero buuxdo u haayaan.

Wuxuu sheegay Guddoomiyaha in qurba joog ahaan niyada ku hayaan shaqada Dowladda dhexe ay u heyso Bulshada,isagoona carabka ku adkeeyay in muhiim ay tahay in shacabka Soomaaliyeed ee kU maqan dalka dibadiisa looga baahan yahay iney taageeraan Xukuumadda Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Sidoo kale,Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee dalka Kenya ayaa ku baaqay in sharci loo maro doorashada madaxweynaha Koonfur galbeed si buuq la’aan iyo deganaasho ugu dhacdo.

Kulamo looga hadlayay doorashada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Nairobi iyo Baydhabo,sida uu guddoomiyaha sheegay,waxaana la isku afgartay in laga wada shaqeeyo sidii doorasho loo wada dhan dhan yahay ay uga qabsoomi lahayd magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah Maamulka Koonfur Galbeed.

Ugu danbeyntii,Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Kenya ayaa ku ammaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya sida wanaagsan ay u wajaheyso doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul Wasare Ku-xigeenda XFS oo Ka qayb galay shirka Amniga ee ka furmay Jordan

Next Post

Daawo”Maleeshiyaadka Al-shabaab oo iskaga baxay Deegaano ka tirsan Koonfurta Mudug”

Next Post
Daawo”Maleeshiyaadka Al-shabaab oo iskaga baxay Deegaano ka tirsan Koonfurta Mudug”

Daawo"Maleeshiyaadka Al-shabaab oo iskaga baxay Deegaano ka tirsan Koonfurta Mudug"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In