Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway oo wada dhaqaale Ururin

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway oo wada dhaqaale Ururin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomalida ee Norway ayaa wada Dhaqale Ururin loo sameynayo Dadkii Soomaliyeed Ee dhibtu ka soo gaartay Fatahaadii uu geystay Webiga Shabeele gaar ahaan Magalada Beled-weyne.

Jaaliyadda Norway ayaa  Magacaabay gudi loo bixiyay Gudiga fatahaadda Webiga Shabeele Beledweyn waxana kugudigan oo kaashanaya Masjidka Towfiiq sheegeen in dhaqalaha la ururinyo la gaarsiin doono Dadkaasi Soomaliyeed ee dhibtu soo gaartay iyadoo Ururintan ay ka qeyb galayaan guud ahaan Soomalida Oslo iyo Guud ahaan Gobalada ,waxana ay soo gaba gaboobaysaa 19 bishan oo ay sheegeen in laa soo bandhigi doono dhaqalaha guud ee  ka soo Ururay Noway

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dr cali Maxmed Salax waa Imaamka Masjidka weyn ee Somalida Oslo waxanu uu Baaaq u dirayaa Somalidu Norway iney caawiyaan walaalaha dhiba Ee Hiiraan gaar ahaan Beled weyne.

Bulshada Sooamaliyee ee kala jooga Dalka iyo dibadiisa ayaa waxaay wadaan dadaadlo ku aadan gurmadka iyo gar gaarka loo sameynaayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee uu saamaynta aan wanaagsanayn ku yeeshay Webiga shabeele oo fatahaad baahsan ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee bartamaha Dalka haba ugu darnaatee Magaalada Xaruunta u ah Hiiraan ee Baladweyn.

Previous Post

Emmanuel Macron”Dalka Faransiiska wuxuu markale difaacay dhiigiisa”

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In