Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo soo dhaweeysay heshiiskii nabadeed ee ay gaareen Galmudug iyo Puntland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo soo dhaweeysay heshiiskii nabadeed ee ay gaareen Galmudug iyo Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah aqoon yahannada wax ka barata dalka Sudaaan ayaa soo dhaweeyay heshiikii ay gaareen maamulada Galmudug iyo Puntland waxayna ugu baaqeen labada dhinac inay dhaqan galiyaan heshiiskaas.

Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudaan Cabdi wali Xasan Xuseen  oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa dalbaday in heshiiska la gaaray sida uu yahay loo dhaqan galiya isla markaane nabada la taageero.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Dhanka kale Maxamed Cismaan Cali  ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay colaaddaasi soo noq noqotay ee u dhaxeysa maamullada Galmudug iyo Puntland, wuxuuna tilmaamay in ay haboon tahay in laga shaqeeyo xasiloonida iyo wada deganaanshaha labada shacab ee isla deggan Gaalkacyo.

Gabagabadii aqoon yahan Maxamed Cali ayaa  sheegay in magaalada Gaalkacyo aay u baahantahay nabad ee aysan u baahneen dagaal damba oo ka dhaca, wuxuuna ku boorriyay waxgaradka Gaalkacyo iney nabadda ka wada shaqeeyaan.

Waxaa soo kordhaya baaqyada nabadeed ee loo jeedinaayo maamullada Puntland iyo Galmudug, ee ah inay ka shaqeeyaan sidii loo dhaqan galin lahaa heshiiska la gaaray.

Yuusufu Maxamed Macalin 

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Diyaaradda Jabuti Airlines oo dib u bilowday duulimaadkeeda Muqdisho

Next Post
Diyaaradda Jabuti Airlines oo dib u bilowday duulimaadkeeda Muqdisho

Diyaaradda Jabuti Airlines oo dib u bilowday duulimaadkeeda Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In