Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo ka qeybgashay bandhig dhaqameed+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo ka qeybgashay bandhig dhaqameed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sudan ayaa ka qeybgalay bandhig dhaqameed ay yeesheen 52 dowladood, kaasoo uu soo qaban qaabiyay golaha saaxiibtinimada shucuubta.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudaan ayaa halkaasi ku soo bandhigay waxyaalaha hiddaha iyo dhaqanka u ah dadkeenna, taariikhda wadanka, cuntooyanka u gaarka ah Soomaalida iyo waliba qaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudaan Cabdi wali Xasan Xuseen oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay goobta ku soo bandhigeen wax yaabaha uu caanka ku yahay dalkeena Soomaaliya iyo dhaqanka dadkeenna.

Dhanka kale u qeybsanaha warfaafinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sudaan Fiidow Maxamuud Fiidow ayaa u mahad celiyay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan Cabdi wali Xasan Xuseen sida quruxda badan oo ay ugu qeyb qaateen bandhigaasi.

Sido kale Fiidow Maxamuud Fiidow ayaa hambalyo u diray ra’iisul wasaare Mudane Xasan Cali Khayre waxuuna Alle ugu baryay inuu ku asturo xilka culus ee loo igmaday.

Axmed Qaasin oo ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay meel walba oo ay joogan inay dhaqanka Soomaaliyeed soo nooleeyan.

Dhamaan Dadkii ka soo qeyb galay Munaasabada lagu soo bandhigayay dhaqamada ayaa aad ugu helay dhaqanka Soomaaliya,  iyagoo wax badan ka ogaaday dhaqankeenna Soomaaliya iyo waliba Taariikhada Dalkeenna.

1 2 3 4 5 6 7 unnamed

Previous Post

Madaxweynaha Jabuuti oo hambalyo u diray R/wasaaraha Soomaaliya

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In