Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo u istaagay garab istaaga dadka ay Fatahaadaha Saameeyeen.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo u istaagay garab istaaga dadka ay Fatahaadaha Saameeyeen.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada qaaradda yurub ayaa kaalin muhiim ah waxa ay ka qaadanayaan gurmadka loo sameynayo samata bixinta iyo caawinta qoysaska faraha badan leh ee Soomaaliyeed ee Saameynta ay ku yeesheen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay roobabkii xilliga deyrta  ee dalka ku dhuftay.

Maxamed Faarax Canshuur oo loo yaqaanno wariye guhaad ahna wariye madax bannaan oo ku sugan waddanka Sweden Gaar ahaan magaalada Karlstad ee Gobolka Värmland, oo la Hadley Radiomuqdisho  ayaa Sheegey in jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden ay dadaal dheeri ah  bixiyeen sidii ay gurmadka qeybtooda uga qaadan lahaayeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden waxa ay aruurinayaam dhaqaale ay doonayaan inay ka saacidaan dadka ay saameeyeen Fatahaadaha webiga iyo daadadka roobabka.

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibada ayaa dhamaantood u istaagay garab istaaga shacabka Soomaaliyeed ee ay dhibaateeyeen Fatahaadaha iyo daadka.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo gaaray Itoobiya

Next Post

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada oo Muqdisho ka Furay Shirweynahii Shanaad ee Machadka Cilmi baarista Soomaaliyeed.

Next Post
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada oo Muqdisho ka Furay Shirweynahii Shanaad ee Machadka Cilmi baarista Soomaaliyeed.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada oo Muqdisho ka Furay Shirweynahii Shanaad ee Machadka Cilmi baarista Soomaaliyeed.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In