Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed Gobolka Minnesota oo soo bandhigay Natiijada Cilmi Baaris ku saabsan Wadna xanuunka iyo Waxyaabaha keena

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed Gobolka Minnesota oo soo bandhigay Natiijada Cilmi Baaris ku saabsan Wadna xanuunka iyo Waxyaabaha keena
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

 Cilmi baaris Socotay 4 sanno oo ku saaban xanuunada ku dhaca  Wadanaha iyo wax yaabaha keena oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda caymiska Caafimaadka ee  Healthpartner ayna ka qayb-qaateen Hay’addaha Caafimaadka Gobolka Minnesota oo ay ka mid yihiin WellShare East African Health Project,Hennepin Healthcare &  Aurora Health Care ayaa lagu gabo-gabeeyey Hall-ka Jaamacadda Minnesota (U OF M).

Cilmi baaristaan ku qotonta la socodka Caafimaadka dadka ayaa waxaa nasiib u yeeshay markii ugu horraysay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota Iyadoo  dhakhaatiirta sheegeen 1156 qof in ay kala qayb-qaateen baaritaanka.

Baarayaasha ayaa ku ogaaday cilmi baaristaan wax yaalaha keena wadna xanuunka,iyagoo goobta ka sheegay in ay keennaan Cayilka,Sonkorta,Macaan Karistaroolka Iyo Cabitaanka Sigaarka ama shiishada.

Dr.Biyoon Westgard oo ka hawl galla rugta caafimaadka ee Riijan Hospital,qaybta gargaarka degdeg ah,isla markaasna ah Cilmi baare dhanka caafimaadka ku xeel dheer   ayaa noo sharaxaya Cilmi baaristaan.

”Waxaan ognahay xanuunnadaa wadnaha ku dhaca xagga Somalida mudada deganaa in uu isbedelayo xitaa Soo galootiga  kale ,lakiin Somalida qaas ahaan waxa ugu weyn oo keena wadna xanuunka.   cayilka,sonkorta sigaarka,  dhinaca  raga, waxaan kaloo ogaanay sigaar cabida ragana in aysan hoos  u soo degin”

Dr Osman Haraare oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee caanka ka ahaa dalkeena barisaamdkii,haddana ku nool Gobolka Minnesota ayaa ii sharaxaya wax ay ka baran karraan Bulshada Soomaaliyeed cilmi baarisata noocaan oo kale ah.

Aqoon-yahannad Farhiyo Farah oo ka mid ah barayaasha Soomaliyeed ee wax ka dhiga Jaamacaada Sanmeeri qaybta  caafimaadka guud public Health ayaa fariin  ku aadan bad-baadinta ilmaha  u dirtay Hooyooyinka Soomaaliyeed & Ganacsatada leh goobaha lagu cunteeyo..

Dr, Ahmed Dalmar oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii hore ee  Somaliya,haddana ku nool Goobolka Wiskasin kana mid ah Madaxda hay’adda Aurora Health Care ayaa ka waramaya baaritaanka iyo wax yaalaha lagu ogaaday.

W/D: Cabdixakiim Cabdi Ismaciil.

Previous Post

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Xafiis ka Furatay degmada Buuhoodle+Sawirro

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir Wadatashi ah + sawirro

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir Wadatashi ah + sawirro

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir Wadatashi ah + sawirro

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In