Saturday, July 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaliyeed  ee dalka Angola oo qabatay xuska dhalashada Nabigeenna “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
December 27, 2015
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaliyeed  ee dalka Angola oo qabatay xuska dhalashada Nabigeenna “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomaliyeed  ee dalka Angola ayaa maanta iskugu timid kulan ballaran oo lagu weyneynayo dhalashada Nabi Muxammad (NNKH) isla markana la isku dar daarmay in xabibkena (NNKH) markaste la xuso maadama aynu nahay dad muslimiin ah.

Inti kulanku socday waxa mesha ka hadlay Sheekh Cabdullahi iyo Sheekh Axmed iyago qudbadohooda kuso qaatay tariikhdii wanagsaneyd iyo xilligi udhashay Nabigeena Muxammad (SCW) iyado sidokale la isku dardarmay isku duubni iyo in aan laga daalin xuska Nabiga (SCW)

Related posts

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

July 11, 2025
Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

July 11, 2025

Marki culimado eey so gabageyen khudboyinka waxa hadalka qatay guddomiyihi hore ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Angola mudane Maxamed Cabdi  (Warsame) Maxamed Dheere oo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay isku imaanshaha iyo weyneynta dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH) isagoo culimada ugu baaqay in la sameeyo guddi u istaaga sidii loo sameyn laha goobo wax barasho iyo in dhallinyarada la baro siirada Nabiga.

Intas kadib waxaa meesha looga dhawaqay gudo ka koban 7 xubnood isla markana laga sugayo iney badiyaan wacdiyada iyo muxadarooyinka, loogana baahanyahay iney isku xiran dhamaan qeybaha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku nool dalka Angola.

 

1 1_1 2 2_1 3  4 5 5_1 6 710 12 13 15 19 20

 

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Radio Muqdisho

Next Post

Dagaal ka dhacay tuulada Ceel guduud ee gobolka Gedo

Next Post
Dagaal ka dhacay tuulada Ceel guduud ee gobolka Gedo

Dagaal ka dhacay tuulada Ceel guduud ee gobolka Gedo

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

July 11, 2025
0

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa Khamiistii walaac xooggan ka muujisay wax ka beddelka sharci ee loo gudbiyay...

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

July 11, 2025
0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan arrimaha Dalka Soomaaliya ee...

Wasaaradda caafimaadka oo boogaadisay doorka haweenka ay ku leeyihiin horumarka dalka

Wasaaradda caafimaadka oo boogaadisay doorka haweenka ay ku leeyihiin horumarka dalka

July 11, 2025
0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr. Maxamed Xasan Bulaale ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlaayey...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa Dalka Nigeria

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa Dalka Nigeria

July 11, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudsne. Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In