Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya oo doortay guddi wax u qabta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya oo doortay guddi wax u qabta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan maanta ay ku yeeshan Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ku nool ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiiinta hey’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka, Qunsulka Safaaradda Yemen ee Soomaaliya u fadhiya iyo xubno kale.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu doortay guddi ka shaqeyn doona danaha Jaaliyadda Yemen ee ku  nool magaalada Muqdisho, iyagoo u maamuli doona deeqaha ay ugu talagaleen hay’adaha deeq bixiyaasha, una istaagi doona sidii ay u xalin lahaayeen caqabadaha hortaagan Jaaliyadda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Guddoomiyha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed  Mudane Axmed Cabdikariin Nuur ayaa  sheegay in gudigan ee maanta iska soo doorteyn Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ay la shaqeyn doonaan si loo dar dargeliyo sidii wax loogu qaban lahaa dadkaasi.

“Guddigan waxaa ay xiriinin doonan danaha Jaaliyadda wixii tanaasiilaaad ah ay u baahan yahiin, waxaana ay soo marsiin dooanan  Hey’adda,  waxaana la kaashanay dhismaha guddigan oo muddo soo socday  Safaaradda Yemen ee Soomaaliya, waxana naga gacansiyay qarashka ku baxay  dhismaha guddigan  Hay’adda Qaxootiga Aduunka UNHCR”ayuu yiri Axmed Cabdikariin.

Qunsulka Safaarada Yeman u fadhiya Soomaaliya Cali Muscid, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hamablyey Madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isagoo tilmaamay in 16ka xubnood ee  iska soo doorteen qaxootiga, looga baahanyahay in si daacad ah ugu adeegaan bulshada ay matalayaan.

Ugu dambeyntii guddiga  ayaa iska soo dhex doortay  Hogaamiye kaasi oo ka shaqeyn doona waxyabaaha ay u baahan yahiin iyo waxii kale ee deeqaha ah ee soo gaara dadka Qaxootiga Yemeniyiinta ah ee u baahan in wax loo qabto.

vlcsnap-2017-02-16-13h30m02s166 vlcsnap-2017-02-16-13h30m15s535 vlcsnap-2017-02-16-13h30m18s137 vlcsnap-2017-02-16-13h30m23s672 vlcsnap-2017-02-16-13h30m32s120 vlcsnap-2017-02-16-13h30m52s741 vlcsnap-2017-02-16-13h31m13s450 vlcsnap-2017-02-16-13h31m35s616 vlcsnap-2017-02-16-13h31m45s486 vlcsnap-2017-02-16-13h32m11s240 vlcsnap-2017-02-16-13h32m31s252 vlcsnap-2017-02-16-13h32m37s577 vlcsnap-2017-02-16-13h32m50s728 vlcsnap-2017-02-16-13h33m04s382 vlcsnap-2017-02-16-13h33m09s551 vlcsnap-2017-02-16-13h33m20s185 vlcsnap-2017-02-16-13h33m25s643 vlcsnap-2017-02-16-13h33m35s770 vlcsnap-2017-02-16-13h33m53s884

Previous Post

Diyaaraddii ugu horeysay oo gargaar sida oo Kuwait ka soo dhooftay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaallo hambalyo ah ka kala helay Boqorka Sacuudiga iyo Dhaxal sugayaashiisa

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday iney joojiyaan dibadbaxyada+Daawo Video

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaallo hambalyo ah ka kala helay Boqorka Sacuudiga iyo Dhaxal sugayaashiisa

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In