Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay furitanka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay furitanka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ahmed Abuu Al-Qeyd oo ah Xoghayha Guud ee  Jaamacadda Carabta  ayaa soo dhaweeyay horumarka iyo guulaha laga gaaray Doorashadii ka dhacday dalka Soomaliya oo ay ku soo baxeen Xildhibnaanada cusub ee Barlamanka  labada aqal ee Soomaaliya.

Xogjhahaya Guud ee Jaamacadda Carabta wuxuu kaloo talaabo horumar ah ku tilmaamay  furitaanka fadhiyda howlaha Xubnaha Baarlaanka cusub ee Soomaaliya , taasoo  31 kii bishii hore ee Dishenber ay ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mohamed Cafiifii oo ah afhayeenka rasmiga ah  ee Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta  ayaa sheegay inay Jaamacadda Carabta  ay u aragoto talaabo horumar ah oo geesinimo ah  ee hore loo qaaday Siyaasadda iyo dimoqaradiyadda dalka Soomaaliya, taasoo uu ku sheegay inay  ka tarjumayso masaalixda caamka ah ee shacabka Soomaaliyeed iyo waliba midda  xasiloonida guud ee dalka.

Afhayeenku wuxuuna daboolka ka qaady inay Jaamacdda Carabta ay diyaar u tahay ka qeyb qaadato kormeerka doorashada Guddoonka sare ee Xubnaha Baarlamnka cusub ee Soomaaliya, ayna u oo diri doonto  Soomaaliya wafdi sare oo indha indheeya hanaanka doorasho ee hogaanka Baarlamanka iyo tan Madaxweynaha cusub ee Soomliya oo la filyo inay dhawan dalka ka dhacaan.

SONNA/Mukhtaar

Previous Post

Diiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo Maanta bilaabatay

Next Post

Madaxweynaha J. Soomaaliya oo qaabilay taliyaha ciidammada Milatariga Uganda

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo bilaabeysa hawlgalo Al Shabaab looga sifeynayo qeybo ka mid ah dalka

Madaxweynaha J. Soomaaliya oo qaabilay taliyaha ciidammada Milatariga Uganda

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In