Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Plasma oo deeq lacageed u qeybisay 100-qof oo ka mid ah dadkii ka soo qaxay Yemen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Plasma oo deeq lacageed u qeybisay 100-qof oo ka mid ah dadkii ka soo qaxay Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqol qof oo kamid ah dadka Yemeniyiinta ah ee kasoo qaxay dagaalka Dalkooda ka socda ayaa maanta loo qeybiyay Lacag ay iskasoo uruuriyeen Macalimiinta iyo Ardayda jaamacada Balaasma ee Magaalada Muqdisho waxaana qof kasta oo dadkaasi kamdi ah lasiinayay 750,00 oo Shilin Somaali ah.

Munaasabada Lacagta lagu siinayay qaar kamid ah Qoxootiga Yemen ayaa lagu qabtay Xarunta Jamaacad Plazma waxaana ka qeybgalay Maamulka Jmcda,xubno ka socday jalaiyada Yemen iyo Xildhibaan katirsan Baarlamanka Federaalka Somaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada Plazma Maxamed Sheikh Cumar oo ugu horeyn Goobta ka hadlay ayaa sheegay in Lacagta ay maanta u qeybiyeen 100 qof oo kamid ah dadka Yemeniyiinta ah ee kusoo qaxay Muqdisho ay qeyb tahay Gurmadka dadkan loo sameynayo ayna tahay Lacag ay kasoo uruuriyeen Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacada..

“Jaamacada maamulkeeda, macalimiinteeda iyo ardaydeeda dhamaan ayagoo isku duuban ayaa waxay go’aansadeen inay gurmadka qeyb ka noqdaan gurmadkaas ayagoona cidna usii marsiineyn dadkii mudnaa in loo gurmado oo ayadu waxay heli kartay ee ardaydeedi iyo macaliimintii ay kasoo jareen oo waliba mishaaraadkooda iyo biilkii yaraa ay lacagta ku baxsanayen iyo lacagtii fiiga ee ardaygu dhiibayay lagasoo goo gooyay inana gacantiina idin siino ooidnku salimno ,jamaacadu markii ay isku noqtay oo ay dadaashay waxay go’aansatay in dadkaan maanta meesha fadhiya inay siiso calaa qof 750,000 Shilin Somaali ah ,lacagta la bixinayo Dollar maaha Kenyaatina maaha waa lacagta dalka somaaliyed uu leeyahay ayaa leydiin siin doonaa”

Sidoo kale qaar ka mid ah dadka Yemeniyiinta ah ee maanta lacagta loo qeybiyay oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa Maamulka Jaamacada Plazma Lacagta ay maanta siiyeen.

Gabagabadii ayaa Munaasabada lacagta lagu siinayay dadka Yemen u dhshay ee kasoo cararay dagaalka dalkooda ka socda waxaa ka hadlay Xildhibaan Ibraahim Saalax Deyfullah oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Somaaliya mahadcelinta ardayda iyo macalimiinta Jaamacada Plazma kadib ayuu sheegay in Lacagta la siiyay dadka Yemeniyiinta ah ay kusoo beegantay xili saacado ay naga xigaan Munaasabada ciidul Fidriga ayna siwanaagsan uga faa’iideysan doonaan

Previous Post

Caruur tabaaleeysan oo dhar ciid loogu qeeybiyay degmada Xamarweyne

Next Post

Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo “Sawirro”

Next Post
Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo “Sawirro”

Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In