Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda SIU oo siminaar aqoon kororsi ah u qabatay Macalimiin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda SIU oo siminaar aqoon kororsi ah u qabatay Macalimiin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan Aqoon kororsiga ah ayaa waxaa ka faa’iideysanayay 200 oo ah  Macalimiinta wax ka dhiga Dugsiyada Sare  ee ku yaala  Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Gobollada Dalka kaasi oo uu ka soo qeylay  Agaasimaha WaaxdaTacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xakuumada Federaalka Soomaaliya, iyadoo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Jaamacdda SIU, laguna qabtay magaalada Muqdisho.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Siminaarka ayaa waxaa loogu tala galay in sare loogu qaado Aqoonta  Macalimiinta Soomaaliyeed si loo tayeeyo Tayada Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada magaalada Muqdisho.

Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda SIU Shaafici Diiriye Cabdi ayaa sheegay in ujeeddada laga leeyahay siminaarkan uu yahay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta Macalimiinta fursadda u heshay, wuxuuna kula dardaarmay Macalimiinta inay uga faa’iideeyaan bulshada inteeda kale.

“Macalimiinta waa in ay  xooga saaraan sidii ay u kordhin lahaayeen tahayada Waxbarashada ardayda Soomaaliyeed  si loo helo arday diyaarsan ee mustaqbalka wax soo saara” ayuu yiri Shaafici Diiriye.

Agaasimaha Waaxda Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdishakuur Sheekh Xasan ayaa ku Booriyay Macalimiinta inay door muuqdo ka qaataan sare u qaadidda aqoonta ardayda ay wax barayaan iyo tarbiyeyntooda  , waxaana uu intaa ku daray in Wasaaraddu ay marwaliba garab taagantahay Macalimiinta.

“Waxaan kula dardaarmayaa macalimiinta Soomaaliyeed in ay kordhiyaan aqoontooda  si ay ugu helaan ardayda  ay wax barayaan aqoon tayeysan”.ayuu yiri Cabdishakuur.

 

 

Previous Post

Jubbaland oo dayactireysa Buundooyinkii ku burburay fatahaaddii Webiga Jubba “SAWIRRO”

Next Post

Qaramada Midoobay oo go’aano ka soo saartay carruur lagu laayay Yeman

Next Post
Qaramada Midoobay oo go’aano ka soo saartay carruur lagu laayay Yeman

Qaramada Midoobay oo go’aano ka soo saartay carruur lagu laayay Yeman

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In