Sunday, April 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday baratay cilmiga caafimaadka iyo teknolojiyada casriga ah oo la guddoonsiiyay shahaadooyin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Arday baratay cilmiga caafimaadka iyo teknolojiyada casriga ah oo la guddoonsiiyay shahaadooyin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardaydan la guddoonsiinayay shahaadada Diploma ee bartay Cilmiga umulisonimada, teknolojiyada casriga ah iyo nidaamka xafiisyada oo tiradoodu gaareyso ku dhawaad lixdan, isla markaana ay ku beegneyd xuska sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay aas aaska Jaamacadda SKY ayaa waxaa ka qeyb galay maaamulka Jaamacadda, waalidiin, arday iyo marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay.

Mid ka mid ah waalidiinta goobta ka hadashay ayaa sheegtay inay ku faraxsanyihiin heerka ay maanta gaareen ardayda, iyadoo dar daaran u jeedisay ardayda shahaadooyinka la guddoonsiiyay.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

April 26, 2026
Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

April 26, 2026

Qaar ka mid ah ardayda ka qalin badalaneysa Jaamacadda SKY oo qaadaneysay shahaadada Diplomaha ayaa ka hadlay waxa ay hiigsanayaan, iyagoo xusay inay diyaar u yihiin u adeegidda bulshada ay wax u barteen.

Maamulaha Jaamacadda SKY Maxamed Macalin Xasan ayaa ku booriyay ardayda in waxyaabaha ay barteen ugu adeegaan bulshadooda, isla markaana ay kan maamul ahaan xoogga saari doonaan sidii Jaamacaddu ay sare ugu qaadi lahayd tayanta tacliinta sare ee dalka.

Ugu dambeyntii maamulka Jaamacadda SKY ayaa ardayda iyo qaar ka mid ah howlwadeenada Jaamacadda guddoonsiisay shahaadooyin.

vlcsnap-2016-04-08-17h00m54s23 vlcsnap-2016-04-08-17h01m06s147 vlcsnap-2016-04-08-17h01m40s194 vlcsnap-2016-04-08-17h02m27s184 vlcsnap-2016-04-08-17h02m36s17 vlcsnap-2016-04-08-17h03m16s167 vlcsnap-2016-04-08-17h03m29s36 vlcsnap-2016-04-08-17h03m36s109 vlcsnap-2016-04-08-17h03m44s191 vlcsnap-2016-04-08-17h03m50s252 vlcsnap-2016-04-08-17h03m57s66 vlcsnap-2016-04-08-17h04m07s159 vlcsnap-2016-04-08-17h04m15s242 vlcsnap-2016-04-08-17h04m24s75 vlcsnap-2016-04-08-17h04m34s178 vlcsnap-2016-04-08-17h04m46s36 vlcsnap-2016-04-08-17h05m05s231 vlcsnap-2016-04-08-17h05m12s48 vlcsnap-2016-04-08-17h05m20s128 vlcsnap-2016-04-08-17h05m24s161 vlcsnap-2016-04-08-17h05m32s245 vlcsnap-2016-04-08-17h05m41s82 vlcsnap-2016-04-08-17h05m50s169 vlcsnap-2016-04-08-17h06m00s11 vlcsnap-2016-04-08-17h06m12s128 vlcsnap-2016-04-08-17h06m16s174 vlcsnap-2016-04-08-17h06m48s240 vlcsnap-2016-04-08-17h06m55s50 vlcsnap-2016-04-08-17h07m24s80 vlcsnap-2016-04-08-17h07m52s109 vlcsnap-2016-04-08-17h08m49s170 vlcsnap-2016-04-08-17h08m55s230 vlcsnap-2016-04-08-17h09m14s155 vlcsnap-2016-04-08-17h09m27s31

Previous Post

Natiijada doorashada madaxtinimada dalka Djibouti oo la filayo in caawa la shaaciyo

Next Post

Maxaa Hor Yaala Xildhibaannada Baarlamaanka Kalfadhigooda Ugu Dambeeya ee 8aad ,,,,Qormo

Next Post
Kulanka Baarlamaanka Oo Goor Dhow Soo Gabagaboobay Iyo Beri Oo Mar Kale Loo Balamay Su’aallo Weydiin

Maxaa Hor Yaala Xildhibaannada Baarlamaanka Kalfadhigooda Ugu Dambeeya ee 8aad ,,,,Qormo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin...

Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...

Ehelada dhalinyaro ku geeriyooday badda u dhexaysa Algeria iyo Spain oo la baadi-goobayo

Ehelada dhalinyaro ku geeriyooday badda u dhexaysa Algeria iyo Spain oo la baadi-goobayo

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...

Wasaaradda howlaha Guud XFS oo dadaal ugu jirto sidii barakacayaasha guryo loogu dhisi lahaa

Wasaaradda howlaha Guud XFS oo dadaal ugu jirto sidii barakacayaasha guryo loogu dhisi lahaa

April 25, 2026
0

Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In