Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo hishiis la saxiixatay jaamacadda Makerere ee Dalka Uganda

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo hishiis la saxiixatay jaamacadda Makerere ee Dalka Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hishiiskan oo ah mid is afgarad ah oo dhex marayay jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda ayaa waxaa hishiiska u kala saxiixay Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda Prof. Xasan Cumar Mahadalle, halka dhanka Jaamacadda Makerere uu u saxiixay Guddoomiyaha jaamacadda Prof. Barnabas Nawangwe.

Hishiiskan oo goobjoog ka ahaa safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa ku tilmaamay in hishiiskan in uu yahay mid taariikhi ah.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Prof. Barnabas Nawangwe oo isagana la hadlay Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay hishiiskan is afgaradka ah ee la saxiixay uu yahay mid muhiim u ah labada jaamacadood.Dhanka kale Prof. Xasan Cumar ayaa Asigana dhankiisa soo dhaweyay heshiiskan waxuu ku tilmaamay mid muhiim u ah Ardayda Soomaaliyeed

Jaamacadda Umadda ayaa la aas-aasay sanadkii 1950 halka Jaamacadda Makerere la aas-aasay sanadkii 1922 oo sanadka soo socda u dabaaldagi doonto sanadkii 100-aad ee soo jirtay.

Labada jaamacadood ayaa ah kuwa dowli ah oo kala hoos taga Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Uganda.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray dufcadii 4-aad oo Ciidanka Boolis ah “SAWIRRO”

Next Post

Winners announced for the 2021 Home of Somali Poetry Awards

Next Post
Winners announced for the 2021 Home of Somali Poetry Awards

Winners announced for the 2021 Home of Somali Poetry Awards

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In