Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Zamzam oo kuliyad cusub lagu soo kordhiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Zamzam oo kuliyad cusub lagu soo kordhiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu daah furayay kuliyad cusub oo lagu soo biiriyayay Jaamacada zamzam oo ah kuliyadda caafimadka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, waxaana ka qeyb galay maamulka Jaamacadda, arday, iyo marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay.

Qaar kamid ah dadkii halkaasi kahadlay ayaa soo jeediyay in bulshada Soomaliyed iyo dhaqaatirta waxbaratay ay horumarin balaaran ku sameeyen adeegyada caafimad ee dalka, si wax looga qabto baahiyaha caafimad ee  gudaha dalka ka jira.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Fikrad Guller oo ah maamulaha Jaamacada ayaa tilmaamay inay xooga saari doonaan sare u qaadida adeegyada caafimaad oo ay soo saaraan dhaqaatiir wax ku ool leh.

“Caafimadka waa waxa ugu muhiimsan ee uu beni’aadamku ku noolyahay, waana waajib inaga saaran in aan horumarino adeegyada caafimaad ee dalka, inkasto haatan uu dalka wax weyn iska badalay dhanka caafmadka, Hadana Jaamacadda waxaa go’aan satay in kuliyada Caafimadka Jaamacadda lagu soo kordhiyay ay wax badan qaban doonto”ayuu yiri Fikrad

Dr  Maxamed Yuusuf oo ah Madaxa Isbitaalka Carafaat ayaa tilmaamay in dalka uu ka jiro isbadal horumarineed oo dhanka caafimaadka ah, isla markaana ay Jaamacadaha arintaasi kaalin wanaagsan ka qaaten.

“Jaamacadaha dalka ka howl gala kaalin weyn ayey ka qaatan isbadalka caafimad ee dalka ka jira maadama uu dalka soo maray marxalado kala duwan oo bur bur ah oo aysan dalka Dowlad rasmi ah aysan ka jirin, marka waxaa loo baahanyahay in aan si wadajir ah isaga kaashano oo aan adeegyada caafimadka kor u qaadno”ayuu yiri Dr Maxamed.

DSC06217 DSC06219 DSC06220 DSC06221 DSC06222 DSC06223 DSC06224 DSC06225 DSC06226 DSC06227 DSC06229 DSC06233 DSC06234 DSC06236 DSC06237 DSC06240 DSC06241 DSC06242 DSC06243 DSC06244 DSC06251 DSC06253 DSC06254 DSC06257 DSC06258 DSC06259 DSC06260 DSC06261 DSC06263 DSC06264 DSC06271 DSC06275 DSC06280 DSC06282 DSC06284 DSC06287 DSC06289

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

 

 

 

 

Previous Post

Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Next Post

Wasiiru-dowlaha Warfaafinta oo ka hadlay xariga wariyeyaal “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru-dowlaha Warfaafinta oo ka hadlay xariga wariyeyaal “SAWIRRO”

Wasiiru-dowlaha Warfaafinta oo ka hadlay xariga wariyeyaal "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In