Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jabuuti oo u dabaal degeysa Maalinta xornimada Dalkeeda ee 27-ka June

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Jabuuti oo u dabaal degeysa Maalinta xornimada Dalkeeda ee 27-ka June
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Dalka Jabuti ayaa xalay looga dabaal dagay Sanad guurada 41-aad ee ka soo wareegtay markii ay Jabuti ka xorowday gumaystihii Faransiiska 27/6/1977-kii.

Munaaabadda oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qayb galay madaxwaynaha Dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle, madax ka socota Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Xuska 27-June ee xalay ka dhacay Jabuuti ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay Safiirrada Waddamada shisheeye u jooga Jabuuti, waxaa lagu soo bandhigay Taariikhda halganka Jabuuti , taasoo xornimadeeda ka dib samaysay horumar dhinacyo badan taabanaya.

Dhinaca kale Safiirka Soomaaliya u fadhiya Jabuuti Xasan Aaden Xasan,oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa ka sheekeeyay tacaddiyadii uu gumeystaha Faransiiska u geystay shacabka Reer jabuuti, kana xidhay dhegaha iyo Indhaha si anay wax u arag una maqal, balse taasi ay u suuroobi weyday Isticmaarku iyagoohalgan dheer ka dib iska dul qaaday heeryadii Gumaysiga.

Danjiraha ayaa ammaanay Ragga hormuudka u ahaa gobanima doonka Jabuuti iyo Shacabkii kaalinta weyn kasoo qaatay, wuxuuna ugu hambalyeeyay Dadka reeer Jabuuti Sanad guurada 41-aad ee xornimada Dalkooda Hooyo.

Previous Post

Taxahana Taariikhda Maalmaha Xoriyadda Soomaalida (Jabuuti)

Next Post

NUSOJ oo kaashaneysa Midowga Yurub oo Muqdisho ka daahfurtay tababarro socon doona 2-Sano

Next Post
NUSOJ oo kaashaneysa Midowga Yurub oo Muqdisho ka daahfurtay tababarro socon doona 2-Sano

NUSOJ oo kaashaneysa Midowga Yurub oo Muqdisho ka daahfurtay tababarro socon doona 2-Sano

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In