Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo la soo saaray.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo la soo saaray.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashada guddoonka labaad ee barlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta oo axad ah soo saaray jadwalka  doorashada guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Hirshabeelle kadib shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Jowhar Yuusuf Sheekh xasan Macalin Jeelle guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka barlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle.

Maalinta beri ah sida lagu shaaciyay waxa ay noqon doonto qabashada araajida musharixiinta u tartmaya guddoonka barlamaanka .

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

3-da bisha oo ku began maalinta isniinta ayaa waxaa ay noqoneysaa hadal jeedinta musharixiinta u tartamaya guddoonka.

Maalinta xigta ee Arbacada ayaa loo asteeyay maalinta doorashada guddoonka barlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Tags: Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo la soo saaray.
Previous Post

Dab Ka kacay qeyb ka mid ah Suuqa Xamarweyne

Next Post

Wasiirka Shaqada XFS oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Qorshe Howleedka Wasaaradda+Sawirro

Next Post
Wasiirka Shaqada XFS oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Qorshe Howleedka Wasaaradda+Sawirro

Wasiirka Shaqada XFS oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Qorshe Howleedka Wasaaradda+Sawirro

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In